Saturday, April 07, 2001 - 06:11 pm ich frag mich ob in deutschland die leute sich nicht zu erzaehlen haben. in alle anderen laendern haben die somalier in der jeweiligen sprache iergend etwas zu diskutieren... kein angst die BKA,LKA haben nicht dagegen..denke ich mal so respekt..respekt..respekt..respekt
Sunday, April 08, 2001 - 11:47 am waan ku salaamay mannheimer aniga waxaan deganahay germany gaar ahaan bonn waxaan la yaabay somaalida degan germany waxaad moddaa in ay ka dambeeyaan aduunka waayo masoo booqdaan internetka gaar ahaan qaybta ay germany si ay isugu dhaafsadaan ra,yigooda ma garanaayo waxa ay uga hareen aduunka kale hadaba reer germany si aan isula xariirno soo booqda maalin walba bogaan ----danke------