This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date Wardaaya qaska!!!
| |
Unrecorded Date TO Anonymous Waan ku salaamay bro waad ug tahay in aad unahay qaska somaali waayan BYE
| |
Unrecorded Date TO:Anonymous walaal waku salamay salaan kadib waad ug tahay in aan unahay qaska somali weeyn SO take care bro
| |
Unrecorded Date TO: Anonymous Walaal waan ku salaamay salaan kadib waad ogtahay in aan u nahay qaska somali weeyn SO take care bro
| |
Unrecorded Date To sabaax wallal sabexeey maan fahmin su'ashada ee ii cadde adigu ma waxaad jogta malasia all the best kalarog2000@hotmail.co
| |
Unrecorded Date TO abdi Walaal waan ku salaamay marka hore salaan kadib saxiiboow su "ashayda jawaabteeda waa (NINBAA YIRI WARYAADA QASKA DAAYA .. ANA WAXAAN UGU JAWAABAY QASKA SOMAALI BAAN UNAHAY). So I hope in aad ifahantay. Mida labaad waxaan joogaa yurub Qaas ahaan (HOLLAND) BY SABAAX
| |
Unrecorded Date sabaax:aad ayaan uga helay jawaabta ku salaysan runta somalina u nahay qaska la isku ma hayo waxaan illaahay ka baryayaa inuu ina tusiyo wanaaga.
| |
Unrecorded Date TO MOCH 1 WALAALKIS WAAN KUSALAAMAY SALAAN KADIB WAAD MAHADSANTAHAY DUCADAADANAILAAH HA AQBALO AMIIN AMIIN BY SABAAX
| |
Unrecorded Date Sabaax:waad salaamantahay waadna ku mahadsantahay jawaabtaada ixtiraamka ku salaysan sabaax waxaan jeclahay in aad degan tahay holland sida aan ku arkay qoraalkaagii hore in araada iyo wixii la kala faaidaysan karo in la isku dhaafsado hawada.marka walaashiis warka ha laga helo.
| |
Unrecorded Date TO MOH1 WALAALKIIS WAAN KU SALAAMAY , SALAAN KADIB AAD BAAD UMAHAD SANTAHAY ,SALAN KADIB . WALAAL WAY FICAN TAHAY IN WAX LA IS DHAAF SADO MARKA WAXAAN KA JACLAAN LAHAA IN AAD ADIGA II BILAAWDIDWAAYO GABAR AYAAN AHAY OO WAAN XISHOONAYAA NOH LOOOOOOOOOOOOOL BY SABAAX
| |
Unrecorded Date Sabaax:waad salaamantahay waxaa ku siinayaa emailkayga halkaas ayaad iigala soo xiriiri kartaa waana sidan: HAAS_A00@YAHOO.COM Sidaa iyo is maqal wacan waa:moh1
| |
Unrecorded Date Waan daynanaa Qaska oo hadda waayo aragbaan ku noqonay faiiddada uu leeyahay qaska iyo wax kharibka balse adigana halbaan kaa rabnaa haddii aad tahay somali oo ah in qaytaada ka qaadatid joojinta qaska oo aad adigu naftaada ka bilowdid, hadii aad taas ku guulaysatid waxaan filayaa somalida kalana in ay sidaas oo kale yeelidoonto hadii kale qasku waa sii socon ilaa ilahay noobixiyo cid waxa wax qasaya naga qabta. badel
| |
Unrecorded Date TO MOH 1CABDI WAAD SALAAMAN TIHIIN SALAAN KADIB MAXAA WAR LA IDIINKA WAAYEY MA AFKII BAA JUUQDA GABAY WAA SABAAX OO IDIN LEH HA LA IDIN MAQLO BY
| |
Unrecorded Date sabaax:waad salaaman tahay waxaan ku siiyey emailkayga oo ku yaala boggan ee ha laga war helo waxaan filayaa in adiga laga war waayey waa:MOH1
| |
Unrecorded Date Sabaax......you seem to b the driving character of this baseless and thoughless Somali issue. Would you allow me to join it cus this blah blah blah thing seems very col 2 me. thanx
| |
Unrecorded Date Don't say that somali baan u nahay qaska. nobody like it,adiguba sabaax holland baad ka heestay qas ka carar awgii sida aad noo sheegtay. Siigaale
| |
Unrecorded Date HI MOH1 WAAN KU SALAAMAY ,SALAAN ,KADIB WAAN KA XUMAHAY IN AAN EMAIL KUU SOO DIRINWAAYO WAAN XANUUN SAY LAKIIN ILAAH MAHADII HADA WAAN FIICANAHAY SO BRO HALUGU MAQLO BY E TALK TO U SOON
| |
Friday, September 08, 2000 - 08:15 am waan ku salaamay sabaax abaayo hadii ad xanuunsatay illaah haku cafiiyo oo cafiimaad ayaan ku dalbena,wada xiriir wanagsan
|