site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA KU DHACAY DADKA REER AUST/NS EESOMALIDA AH

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Australia/New Zealand: MAXAA KU DHACAY DADKA REER AUST/NS EESOMALIDA AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SADIK

Unrecorded Date
WALAA LAYAAL WAAN IDINSALAAMAY DHAMAAN TIIN MEELKASTA OO AAD JOOGTAAN WAXAANA IDI IRI
MA KULANTAAN MIYAA HADII AAD TIHIIN REER USTARAALIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yuu

Unrecorded Date
to: baafin.

salaan dhamaantiin waxaan raadinayaa saxiibadey.
oo australia iga dhumey kuwaas oo kala ah sidatan.
waa kooxdii hotel maka ee nairobi.
1 diidaa.
2 a fataax yusuf xaraare.
3 jaajaaboo.
4 c.salaan.
5 shiiqaal.
6.dj.
sharmaake dhere.
fadlan hadaad aragtan qofkamid ah ragaan ha ila
soo xirriiraan waa yusuf oo holland jooga
cinwaankeyga waa. yuusufcade@hotmail.com
macsalaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

oldfriend

Unrecorded Date
To Yuusufeeeey

Saxiib ugu horeyntii iga gudoon salaan qiimo badan salaan ka dib waxaan rabay in aan ku waydiiyo ma waxaad tahay Yusufkii balooniga jeclaa oo deganaa xaafada Adams Arcade lana deganaa C/fataax yusuf.

Haddii aad tahayna saxiib waxaan u maleynayaa in aad si fiican ii taqaanid, waxaan deganaa waa haddii aad xasuusato C/fataax meesha uu deganaan jiray laamiga dhiniciisa kale, baloonina waxaan kuwada dheeli jirnay garoonka u dhow meeshan aan deganeyn, waxaana ahayn dhalinyaro ka kooban ilaa iyo shan.

Haddii aan kaaga waramo dadka aad kor ku soo sheegtay Dhamaantooda waxay joogaan Magaalada Melbourne ee Australia marka laga reego Sharmaarke dheere.

Diidaa, xaaskiisa iyo caruurtiisa way isla degan yihiin.

C/fataax Markii iigu danbeesay waxuu la deganaa walaalkiis isaga iyo DJ.

Jaajaaboow waxaa igu danbeesay Last Friday waana fiican yahay.

C/salaan in mudo ah ma arkin laakiin waa fiican yahay.

Shiiqaal isagana sidoo kale waayadaan maa aanan arkin.

Sharmaarke dheere markii igu danbeesay waxuu joogay Kenya wayna u suurtoobi waysan in uu helo Visa dii Australia.

Dhamaan dadkaa kor ku soo sheegtay haddii aad rabtid waxaan u maleynayaa in la heli karo aniga ayaana u sheegaayo in aad raadinayso waxaana u malenayaa C/fataax, Diidaa iyo Dj in ay hastaan access to the Internet, laakiin Jaajaabow iyo inta kale uma maleynaayo in ay kuu soo diri karaan email.

Waxii intaas ka badan waxaad igala soo xiriiri kartaa emailka hoos ku qoran

dalmaax@hotmail.com

Waxaan rabay in aan ku waydiiyo haddii aad taqaanid.
C/Laahi kuna magac dheeraay "Pelle"?

Take care bro and look forward to hear from you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fhasssan

Unrecorded Date
waxaan raadinayaa cabdi daahir cali xirsi oo markii iigu danbaysay joogay malbourne, waa saaxiibkaa omar oo jooga minneapolis mn USA
warkaaga ayaan la'ahay ninyohow
emaikaygu waa fhasssan@Americaonline
hadaad taqaan fadlan ii dhaaf tel ama emailkaaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
SADIK DADKA REER AUSTRALIA IYO NEW ZEALAND WAADAD JIRAN XAGA MADAX IYAGA IYO DOOLIGA IYO BARANBARADA ISKU MEEL AYEY HURDAAN . MARKA HORE MARKA LABAAD WAA DAD QABIIL WAXAAN AHEYN SHAQO KULAHEEN ISKA JIR MARKA AAN KULEEYAHEY.....MYNAME IS COLEEY XARBI DIRIIR FROM NZ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IRIDA AAMIN

Monday, July 24, 2000 - 07:47 am
BAAFIN

WAXAAN BAAFINAA WIIL LA YIRAA CABDUL XUSSEEN COLOW OO MARKII IIGU WAR DANBEYSAY LEY SHEEGAY INUU KU NOOL YAHAY DALKA AUSTRALIA MAGAALADA SYDNEY WIILKAAS OON ISKU XAAFAD AHAAN JIRNEY SAAXIIBKEEYNA AHAA WAA REER B/WEYNE MARKA CIDII TAQAAN WIILKAAS WAXAAN AHAY SAAXIIBKIIS FADLAN II SOO QOR WAA SXBKIIS OO KU NOOL MAGAALADA OTAWA EE CANADA.

E-MAIL: XASANABDI@HOTMAIL.CA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.