MAXAMUD | Tuesday, June 27, 2000 - 03:57 pm BOGAAN WAXAA LEH BEESHA YUSUF GALMAAX WAXAANA LOOGU TALAGALAY IN AAY ISKU BARTAAN MEELKASTO OO AAY JOOGAAN WAXAANA KU SOO DHAWEENEENAA QOFWALBA OO JECEL INUU KA HADLO WANAAGA AFLAGAADO &CAYTIN QABIIL WAA KA MAMNUUC RUUXWALBO OO AH YUSUF GALMAAX KU REEB MAGACAAGA & CINWAANKABA GABDHO & WIILAL. |
CALI | Tuesday, June 27, 2000 - 05:54 pm maxamud xageed joogtaa oo aad ka aasaastaybejkaan cusub waamid loobahnaa beri hore waadna mahadsantahay waxaana rajeynaa in uu noqdo mid waara balse aaway degmadii dhameed ee jowhar ma ilowday mise qalinkaa kaa dafay. waxaan filayaa inuu noqdo mid aay isku bartaan reer yusuf waana ku mahadsantahay aasaaskan. |
NeefoowKaniini | Tuesday, June 27, 2000 - 07:51 pm ,,,,,Raage Ceele,,Xaaji Cali,,Raas Gaduud ilaa Xaradheer iyo Ceel dheer Xaad u kala reebtay mise reer Galmaax xaggaba uma dhaafin adiga!!!!!1Cadalle intaad ku hilmaantay,,,...... |
maxamuud | Thursday, June 29, 2000 - 01:08 pm cali &neefowkanini hilmaam hadalkuma jiro hadaad wax idheertihin soo dhawaada oo ku soo biiriya waxaad heesiin ee aan hilmaamay. teeda kale cali waxaa lga aasaasay bogaan north ameerica waxaana aasasay dhalinyaro ah yusufgalmaax waxaayna ugu tala galeen in aay isku bartaan hadaba waxii talo &waano &ra'ayi soo gudbi . teeda kale waad ku mahadsantiuhiin soo booqashada bogaan. |
AROW AXMED | Thursday, June 29, 2000 - 01:12 pm MARKA HORE WAXAAN SALAAMAYAA DHAMAAN BAHDA BOGAAN MARKA XIGANA XAALAGA SHEEGAY WALAALAHEYGI YUSUF ARDIGII AHAA JOWHAR &DEEGAANGABA EE AAD DEGTIIN SIDEE LAGU AHAAY WAA WALAALKIIN CUMAR GALMAAX XAASE NOO KALA REEBTEEN ILEYN ILMO GALMAAX WAATAAN AHEYN YAAYAH EEBOYAAL XALKA SIDAAN HALOO DHAAMO ILMO GALMAAX WAA HAL CID. |
... | Saturday, September 16, 2000 - 04:21 am cadale cabdale caroonaa leh galmaax fulaygalmaax ............................................................................................. |
NeefoowKaniini | Saturday, September 16, 2000 - 06:37 am ,,,Ka kac aa lagu yiri xaa isku dir kaa ah!!!!! |