This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, July 04, 2000 - 06:30 am ASALAAMU ALEEKUM AQYAARTA SOO DHAAFA SHAAH MISE QAXWO!!!! XALWO MISE OODKAC INTABA WAA LACAG LA AAN MADAAMA AAN REENAY KOOPKA REER YURUB MIDA KALE SXBYAAAL HADAAD SU AALO ISKA WEEDIINEESAAN FRANSA WAA LIDIN KAJAWAABAA EEE SOO DHOWAADA MARYOOLEEDA LUUQADA AJNABIGA KU QOREESO OGAADA IN AAN KAJAWAABEEN LUUQAD AANA AHEEN TAN HOOYO AMA ARABIQUE AMA TALYAANI AMA FRANSIIS ILAAHAY CAAFIMAAD HANAWADA SIIYO HANIIMACAANAATO....maxamed@caramail.com
| |
Saturday, October 28, 2000 - 11:47 pm Salaamu caleykom momo ama maxaamed kalasoo cadey warka france moi aus. J'habiat en fr; waxaa tahay somali weyn masa soma soma Djebouti
| |
Sunday, October 29, 2000 - 01:43 pm Eh, ben dis donc!!!...vous, les somaliens!!!. Maintenant, on en a ras le bal de vous. La vache!!!...s'amusez-vous bien sous la tour eiffel? moi, je suis un djiboutien. Je vous accueille. shakazulu
| |
Wednesday, November 01, 2000 - 07:30 am asalaamu aleekum aqyaarta shushumo sis ama bro!!! warka waa cadyahay waxaan ahay ama aan ku dhashay xamar mudo laga joogo qarni looqeebiyay afar .waxaan umaleenayaa sis adiga waa dhinaca waqooyiga soo ma aha?, Shakazulu hee poolo waaa sidee,pkoi ralpol des somalians?? si tu n'aime pas somalian retourne chez tes parents waryaa !!,waxaana kuleeyahay somali hakuu macaaanaato reer xeebta soo dhaafa ha ismartiyeena
| |
Wednesday, November 01, 2000 - 07:34 am asalaamu aleekum aqyaarta shushumo sis ama bro!!! somali xeebta ama somali weeen maxaa kukala duwanyihiin saxiib ,adiga ayaa kala dhigaya ee anigu waxay ila yihiin walaalo in kasta ay qaarba qaarka kale kafaanayaan kuli waa bini aadamo ,kadib waa walaalo muslimiin ah oo qaaarkood luuqad somali kuwada hadlaya ee adigu maxaa tahay ? maxaana kaqabtaa waxaa soo sheegay
| |
Monday, November 20, 2000 - 12:14 am do any of u speck english cuz i might coming to Paris for a college trip and i need to find out what it's like and what places to go cuz i'm gonner b staying 4 nights and 3 days
| |
Thursday, November 23, 2000 - 01:22 am HI BRO STAR I DON'T SPEAK VERY WELL ENGLISH BUT I TRY TO UNDERSTAND SO U WANT TO CAME PARIS WHEN? DO U SPEAK SOMALI OR ARABIC BRO U R WELCOME INSHA ALLH I WILL HELP U MOHAMED
| |
Thursday, November 30, 2000 - 10:35 am waadkusalaamay walaal reer farance oo barasha wanaagsan dhamaantiina
| |
Thursday, November 30, 2000 - 11:37 am salut tout le monde je suis en tres bonne sante et j'espere que vs etez egalement comme moi hi aaaaall how do you do in the live please the first time i writing here my msg i am a guy i live in asian from the golf arabi mais si ya de fille somalian or djiboutienne i am ready to maried him i am 25 yrs olds please call me for this address {ibrahim977@hotmail.com}
| |
Saturday, December 23, 2000 - 10:49 am war reer faransa waxaan idin weydiinayaa gabar iga maqan mudo dhan sagaal sano oo faransa ku nool oo la yirahdo ubax cismaan aadan qofkii yaqaan si dhaqsa leh ha igula soo xiriiriyo telphonka ah 619 516 0403 san deigo california yahye hagi muuse waa mahadsantihiin
| |
Thursday, April 05, 2001 - 01:42 am Waad salaaman tihiin dhamaan! Akhyaarta waxaan idin waydiinayaa rag iyo haween hadii aad tihiin waxaad ii raadisaan ninka la yiraahdo Cabdulaahi Ahmed Towad oo ku magac dheer Towad waa reer Faranca waxaana waayay qabiilka ah Xawaadle oo ah cali madaxweyn waxaana la igala soo xiriiri karaa. daacix22@hotmail.com
|