site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Awaaya Ciyaal Hoteel Olympic..Iyo Agaarka Macsharo?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Awaaya Ciyaal Hoteel Olympic..Iyo Agaarka Macsharo?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta

Thursday, July 13, 2000 - 03:59 pm
Salaam ya'll qaraabo warkiina helo he reer Hoteel Olimbik iyo agaarkisi...dhamaan inta u dhaxaysay Hoteel Sharmaarke hoos ilaa iyo Video Budiiste/
Kor dhinaca Masaajidka Xareed qaraabo waxi Nool hala idinka war helo he!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

***Mahadsanidiiin******************************_-

Mohamed O idin leh Ha Idiin macaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 27, 2000 - 04:12 am
waryaa iiwaran macaafimaad qabtaa magaceygu waa abdulaahi xaafadey du waa eeriyo olyampic gaar ahaan xaafada hotel sheekh dugsigeey gana wuxuu ahaa dugsiga heeq daahir saaxib war kaaga halahelo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 14, 2000 - 02:33 pm
waa idin salaamay ciyaal xaafada .aniga waxaan daganaan jiray xaafadaas. ku dhawaadka mire faruuray. waxaan idin waydiina qaas ahaan ninka dhigan jiray dugsiga macalin daahir. sxb intuu ku danbeeyaa. cabaas shiiq nuur? isoo sheeg sxb hana lays barto kolay waalays yaqaanaaa. bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liibaan

Tuesday, November 28, 2000 - 09:49 am
war nimanyahoow waa liibaan yuusuf oo idin leh mar labad iyo is arag danbe yaa dhigan jirey dugsiga macalin cusmaan oo cabdirixiin macsharo bur iyo sanbuus ka deensan jirey. liban72@hotmail.com. contact me at minneapolis.mn.usa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiazis

Friday, March 02, 2001 - 08:55 am
Hello guys
waxaan daganaa one block from Macsharo, waxaan maqley dhamaan akhyaartii waxay joogaan yurub, waxaan maalin dhawayto is aragnay Dooli walaalkiis Saleebaan, dhalinyaradii qaar baa dhintay allaha u naxariistee in kasoo aanan halkaan kusoo koobi karin, waxaase naxdin leh Abdikhadar Abdulaahi Daahir(GANEY) oo koomo ku jirey markii iigu dan beysay aan ugu tagey Saint Deigo halkaasoo ay takhaatiirtii ii sheegeen in rajadu aysan fiicneyn.
Aniga iyo Abdikhadarba waxaan ka mid ahayn dhalinyaradii BAARIIS, waxaan daganeyn kasoo horjeedka farmashiye Taleex, kooxdayda waxaa kamid ahaa C/khadar, liibaan Yaasiin, Max'uud Baruur, Omar, Allaha u naxariistee Ali lee,C/risaaq xiito,Dalabey, Shuuriye, Abdiwali Awmici,Axmed BUUF,waxaan laciyaari jirney ciyaal Roma oo ay kamid ahaayeed Dooli, Juuma, ali yaxye, Qude, Macsharo, waxaan kaloo laciyaari jirney Abdi/Xassan mire, boocow, I don't remeber all, waxaan rabaa in aan O gaado in aad warka heysaan Abdiwali Jiiji oo loo yaqaan Marax oo booriyeeri u ahaa bada ii guna war danbeysay in uu joogey Sweden, iyo walaalkii dhoosh.

wixii khabaar iyo iswaydaaris ah igala soo xiriir abdiazisa@hotmail.com

Thanks
Abdiazis

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.