Monday, July 24, 2000 - 08:01 am ASALAMU ALEYKUM waxaan ahay gabar ex-reer b/weyne ah waxaan ku cusbahay dalkaan New Zealand waxaan jeclaan lahaa inaan la kulmo dad ex-reer b/weyne ah sababtoo ah waxaan ku wareerey qabiilka ka socda goobtaan waxaan aad ugu faraxsanaan lahaa hadaan la kulmo dad reer b/weyne ah oo aan ku ogaa qabiil la'aanta