site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ALLA JACAYLKA SOOMAALIDA ADAKAAAAAAAA

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Middle East: ALLA JACAYLKA SOOMAALIDA ADAKAAAAAAAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SABAAX

Friday, September 01, 2000 - 02:17 am
Waxa aan ahay gabar soomaaaliyeed oo ku nool wadanka yurub siiba holand waxa aan lasoo kulmay dhibaatooyin farabadan kuwaas oo ubada xaga guurka
aniga oo is faaninay waxa aan ahay gabar aad uwanaagsan xag dhaqan iyo xag kaleba sidaas oo aytahay ayaa laygu soo cayaaray kama wada waan soo guursaday ee abuuritaan kii ayaanba kala kulamay dhibaatooyin aanan hada soo koobi kari
EE YAA IGA DHAGAYSANAYA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sis who Cares

Monday, September 04, 2000 - 03:08 am
hi sis sabaah.

Sorry to heard that u have a tough time....don,t think it is onley you sis who my have the worst time...I am sure there is a lot somali young ppl who have been caucht up this unforgetable sitiutions....How ever I am here to heard you as your sister..so tel Us what is bothering you...and I hope you what ever it is my Allah will help u Aamiin

your muslim sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leende

Wednesday, September 06, 2000 - 08:08 am
waan ku salamay abaayo ,waan ka xumahay dhibata ad sheegesid ee sabaax abaayo mid aan wax kala qabankaro miyaa abaayo ,ee aniga ayaa ka dhageesanay ee warka soo da ,waxaad igaal soo xiriir karta .saliid@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SABAAX

Thursday, September 07, 2000 - 12:15 am
ALL PRO, aad baad umahad santihiin waxaana idin leeyahay welcome xiriir wanaagsa iyo talo wanaagsa hadba waxa aad haysaan halays arko mida kale waxaa aan jeclahay afsoomaaliga ee iigu dadaala sidaas iyo nabad gelyo

MAHADSANIDIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leende

Thursday, September 07, 2000 - 08:05 am
waan ku salaamay sabaax. abaayo waad ku mahadsantahay sidaad isoo dhawesay ee hadan wada xiriiren abaayo, oo hadan is wedaar saneen talo iyo afkaar, abaayo waxaan kula daganahay nederland waxaan deganahay brabant.sabaax siidas iyo xirir wanagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LEENDE

Thursday, September 07, 2000 - 09:01 am
sabaax abaayo waan kaa helay oo magac yada aan kahelo ayaad ledahay oo waa magac ku ficaan dhawagida ee wada xiriir wanagsan ,waa LEENDE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leende

Friday, September 08, 2000 - 08:02 am
sabaax waan ku salamay abaayo ee halkeed ku dhuntaay mise socodkaga ayaa gaban macanta xiriir wanagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SABAAX

Tuesday, September 12, 2000 - 05:02 am
Waa ku salaamay leende
aboowe waa ku saalaamay aniga waa fiicanahay ee nafta ka waran ?
mida kaleeto waxa aan xiisaynayaey in aad wax igu kordhiso ama aan kaa helo wax yaabo ku saabsan
dhibaatooyin ka aan hore kuugu sheegay ee aboowe
ma aydaan ifahmin miyaa dhamaantiin?
maxaa looga hadli waayey dhawaaqa iga soo baxay
waxa aan rajaynaayaa jawaab wacan BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiwali

Tuesday, September 26, 2000 - 06:29 am
sabaax talda aad hada naga rabtid maxay tahay gabdhii somalyeed oo dhan waa dulmanyihiin ilaahay dulmiga haka qaado abdiwali@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wairah

Saturday, September 30, 2000 - 05:37 pm
first of all I can write somalian but I can read
although, self descovery is pitch honey I raised newyork, then i went canada, toronto to see my ppl
I always made ppl life happy I never seen no one from somalia made me happy. some their storry it is unlike at all whather u still like it not, but,now I am, date girl from prooklny.but I shouldn't honey. So U still have chance, u not see abdiwali and leenda, how sweet they are
but the ladies U,S said men are the same but they have deffrent face, but is wrong, sabah u can tell so MY suggestion is go fore abdiwale or leenda ether way, and good like with ur searche with good men, by now

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wairah

Saturday, September 30, 2000 - 05:38 pm
first of all I cann't write somalian but I can read
although, self descovery is pitch honey I raised newyork, then i went canada, toronto to see my ppl
I always made ppl life happy I never seen no one from somalia made me happy. some their storry it is unlike at all whather u still like it not, but,now I am, date girl from prooklny.but I shouldn't honey. So U still have chance, u not see abdiwali and leenda, how sweet they are
but the ladies U,S said men are the same but they have deffrent face, but is wrong, sabah u can tell so MY suggestion is go fore abdiwale or leenda ether way, and good like with ur searche with good men, by now

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mire

Tuesday, November 28, 2000 - 01:07 pm
walaal sabaax,marka hore salaan, marka xigata,
aduunyada dhib iyaa loo talo galey, aan ku noo lahaylahay, ha iloobin, taas takale,iskuday inaad;
wax walba xaga fiican . kafiiriso, hadaad dhisoo martey,wanaagna waa dambeeyaaye filo;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Tuesday, November 28, 2000 - 11:25 pm
to sabaax
walaal marka hore waad salaaman tahay walaal arimahaaga waxaan ka fahmay in aad wiil is jec laateen kadibna aad dhibaato kala kulantay ,hadaba dhibaatooyinku way fara badan yihiin sida inuu kula dhisay jacayl beenbeena ,inuu noqday nin kugu adadkaaday oo aad fahmi weydeyiyo in uu dana gaara kaa fushaday dabadeedna kaaga baxay iyo in arintaadu si kaleba tahay oo aanan fahmin bal markaa adigu soo kala cadee sida aad wax ula kulantay markaasbaan afkaartayda kuu soo gudbin doonaa
wasalaamu calaykum!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xuseen

Friday, December 29, 2000 - 06:12 pm
marka hore abaay macaan waan ku salaamay
abaayo ra.yi ahaan waxaan ku raacsanahay gar yaqaan waayo dhibkaagu ama baahidaadu ma qeexi karo hada ee abaayo jawaab buuxda oo aadan ka welwelin ood ku kalsoontahay soo qor waxaan rajaynayaa inaad lakulmi doonto waxyaabo noloshaada farxad uhorseeda?
sabaax abaayo xaqiiqdii waxaad iga heli doontaa fikrado badan oo dareenka maskaxdaadii hore soo celiya iyo farxadaadii luntay hadaadan halkan wax aadan ku sooqori karin waxaad iigu sooqori kartaa iimaylkeega oo ah[xuseenisaaq@hotmail]sidaa iyo nabad geliyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khlaiif

Monday, January 01, 2001 - 03:38 pm
Aniga yaa ah nin kugu caawin kara in dhibka ku haysta kaa saara haddii aan awoodo ee abaayo sabaax inoo cadee waxa aad inoo ga baahan tahay. Weli ma ninkii jaceylka kaaga baxay baad ka wel welsan tahay mise?
is ma qal dambe.
waa khaliif

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

looyaan

Monday, January 01, 2001 - 07:56 pm
dumarka soomaalid ragood eedo badan bay ka tirsanyaan,hadan raga soomaalidu dumarka aad bay
ugu jajabanyihiin,bal eeg inta sabaax rag u soo jawwabtay isla maanta,haddii nin raga dhib soo sheegto gabdhaha sidaas umay sameeyeen.
waan fahmi lahay arintaas,dumarka soomaalidu waligood raga baa dabayaacayey goormaad nala
midnoqonysaan dhinaca isku dhaca.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIROW

Saturday, January 06, 2001 - 05:02 pm
DEAR SABAAX

MARKA HORE WAAN KU SALAAMAY ABAAYO? CIID WANAGSAN AND HAPPY NEW YEAR.ABAAYO ARINTAADAN ADIGA OO QUDHA MAAAHEE WAA DHALINYARADA OO DHAN RAG IYO DUMAR HADABA SU'AASHA MEESHA TAAL WAXAA WEEYE SIDEE LOO XALIN KARAA DHIBAATOOYINKA DHEH YEEL DHAALINYARADA SOOMAALIYEED EE RAG IYO DUMARBA LEH?
SIDEE LA ISKU FAHMI KARAA? SIDEE GURI LOO WADA DHISI KARAA JACAYLKANA LOO QAYBSAN KARAA XILI XUN IYO XILI WANAGSANBA? JAWAABTU WAA ADIGA IYO INTII XIISAYNAYSA MACAANTO.
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SABAX

Tuesday, January 09, 2001 - 01:49 am
WAXAAN SALAAN DHIIRAN U SOO GUDBINAAYAA DHAMAAN DHALIN YARADA RAYIGOODA HALKAAN IGU SOO SII SAY WAAD KU MAHADSAN TIHIIN. HADAAN IDIINKA JAWAABO
SU'AASHA AH MAXAA IDIKA DHEX DHACAY?
WAATAN HORTA WAX BADAN AYAAN ISNAQAANAY HEER AAD U WANAAGSAN WAAN ISLA GAARNAY LAKIN DHIBKA JIRO WAXAA WAAYE HORTA WALIGIIS IGUMA XAD GUDBIN WUUNA I XAQDHOOWRI JIRAY LAKIN MAALIN MAALMAHA KAMID AH AYUU ARIN AAN JECLEYSAN IGU YIRI SAMEE MARKAAN U TILMAAMAY WEYGII UGU FIICNAANA WUXUU IIGU JAWAABAY WAALAGA TAY WAXAAS I HOPE IN AAD FAHAN TEEN ULA JEEDADAYDA MARKII DAN BANA WUXUU YIRI HADAAD TEYDA YEELEEYNIN SEEN KU OGAANAA IN AAD IJECESHAY WUUBA ILAAWAY IN AAN U GADEY DAHAB AY HOOYADEY II GADAY OO ASAGA KU SOO DHOOFIYYEY.
KOLEYBA WAXAAN ISLAHAA WAXAAD KA MIRO GOOSAN DOON TAA JACEYLKAADA LAKIN WAXEY NOQOTAY NIN KII OONAAGO KALE LASOCDO MARKAAN IRAAHDO SEED WAX U WADAA NA WUXUU IIGU JAWAABAA WAX AAN KAA WAAYEY AYAAN AYAGA KAHELAA MARKA DHIBAATADA JIRTO WAXEYTAHAY SIDAAN UGU LISAY IIGU MUUN HABBEYN WALAALAYAAL QALAD YAAN LA II FAHMIN WAA NIN KII IIGU HOREEYEY OO AAN JECLAADO DADBANA HADALKOODA U DIIDO SI AAN BAL UGU NOOLAADO NOLOL AAN KU FARAX SANAHAY HADANA WAAN UGA SOO TAGAY WADAN KII OO DHAN OO WADAN KALE AYAAN IMID LAKIN WALI MAGARANAAYO SI AAN ISAGA BAABI'IYO WALAALAHEY LEENDE & ABDI WALI AAD AYEY U MAHADSAN YIHIIN AAD AYEYNA NIYADA IIGU DHISEEN MARKA AAN IDIINKA HELO JAWAABO ADIN KOO MAHADSAN WAA WALAASHIIN SABAAX OO IDIN LEH THANK YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baydan

Tuesday, January 09, 2001 - 06:37 am
Sabaaxey aad ayaan uga xumahay arinta kugu dhacday runtiina way adagtahay sida aad uga biskootid, lakiin i think you did the right thing and you arenot regreting why you did it. walaalo taladaydu waa ilaah ayaa kuu digay may be maba ahayn the right guy for you. Ilaah mid ka khayr badan ha ku siiyo. haduu raaco naago uu ka helayo waxa uu kaa wayey (sidii sheegay) walaalo ha ka masayrin naag xun oo mustaqbalkeedii iibsatey and he knows they are not the really woman for his future and mathers for his children if he has little brain.

allaha kula garab qabto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leende

Tuesday, January 09, 2001 - 08:44 am
to sabax
abaayo waan ku salaam marka hore marka labaat ciid wanagsan &sanad cusub sanadka sanadkisa dadki bashbash iyo barwaaqo ku garo ilaah hanaga dhigo sabax
abaayo waan fahmay dhibatada ku heysato ee waxaa loo bahanyahay samiir iyo dulqad
dadkana waxaa ku jiro midxun iyo midficaan hore waxaa loo yirii labada fiican isma halelan oo iyo labada xunna sima halelan marka hadad firiso shantada farood mid waa dheertahay midna waa gabantahay bdadkuna waa sas oo kale marka waxaa lugu duceysta midfican ilaah ha ila kulansiyo ,
sabax waan ka xumahay nin xun ad wadanka uga tagtid daradisa marka walaal waxaan ku leyahay ilaah haku fududeyo abaayo.inta wixii ka dabeyo waxaad igala soo xiriire mailkeyga oo xaga sare ku qoran macaanta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qurux

Tuesday, January 09, 2001 - 07:08 pm
leende sheekadaada waano walaalnimo kaama ahane waxay kaa tahay maad sheegtid gabadha waxaad usheegtay garanaye iimaylkayga igala soo xiriir maxay tahay war siday kaa noqotay waa maxayse macaanto kalab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leende

Tuesday, January 09, 2001 - 07:12 pm
to sabaax
abaayo aniga ayaa aadkuu jeclaaday ereyadaada naxariista leh ka helay xalay dhan adigaan kugu riyoonaayey macaanto isoo jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

;lkjhb

Wednesday, January 10, 2001 - 09:32 am
5e6t7yui9999

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leende

Thursday, January 11, 2001 - 06:54 am
bastar
wecel wecel dhalay magaca noo dhaf , hadad rabtid magacaga ku radso ciyalsuuq .
waxaan oo kale ayaa dadka wasaqenayo doom. homo


sabax sorry walaal ciyal ayaa soo galay marka waan kugu baxaya walaal bejka ee byyy.
waraqdeyda ugu dabeysay waxaan ku soo diray tuesday january 09,2001-01;44pm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leende

Thursday, January 11, 2001 - 07:27 pm
dear sabaax
bage kale ayaa noo furaayaa gacaliso ciyaal baas baa nadhibaya sheekooyinkeena malabka shinida ka macaan ayaan kawada hadli doonaa sabaax ilove you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QEEYS

Sunday, January 14, 2001 - 12:42 pm
TO SABAAX WALAL MACAAN IAM SOORRY WAAN KAXUMAHAY WALAL DHIBKAA WALAL WAXAAN KAA CODSANAYAA INAAD IIGALA SOO XIRIIRTO EMAILKAAN QEEYS@2HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baxsan

Tuesday, March 20, 2001 - 11:33 pm
sabaax walaashay horta aad baan uga xumahay arinta kugu dhacday laakiin kaligaa maaha ee waa lagula qabaa walaal anigaba arintan iyo mid aad uga xun baa isoo martay laakiin waa laga baxaa inkastooy marka ugu horaysa sida aad ula qabsataa aad ay u adag tahay hadana wanaaga ayaa xigi doona.
walaal waxaan ku odhan lahaa waxba adigu maskaxdaada haku daalin dadkoo dhan isku mid maaha wiilasha iyo gabdhahuna qaar xun iyo qaar fiicanba way leeyihiin markaa dadku isku wada mid maaha inkastooy gabdhuhu ka naxariis badan yihiin wiilahsha.
walaal hadaad imika isku wareeriso isagu wuxuu kaa ogyahay ma jirto laakiin waa in naftaada ka go'an markaa inkastoonay isku mid ahay qofka ay qabsatay iyo kan la talinayaa hadana isku day.raali ahoow hadaan wax khalada kuugu soo qoro.
hadaad rabtid inaan arintayda kuu sheego waan kuu sheegi karaa in kastoon imika waxaan ku iloobo haysto!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUUD

Thursday, March 22, 2001 - 07:15 am
SABAAH MARKA HORE ANZALOOTI MIYAAD DEGNAN JIRTAY WAA IGA SU AAL SI DEG DEGAH AYAAN U RABAA II SOO SHEEG

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.