site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA REER SUUQII XOOLAHA OO HURWAA KA XAGEEYAY AH?

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: YAA REER SUUQII XOOLAHA OO HURWAA KA XAGEEYAY AH?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quruxleey

Wednesday, September 27, 2000 - 12:16 am
Ku soo dhawaada reer suuqa xoolaha bas ayaa iska leh bogaan.
Walaalayaal hadaad tihiin reer suuqa xoolaha ila soo xiriira.
Mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salaad beeleey

Tuesday, November 21, 2000 - 05:53 am
Waan ku salaamay.

Waxaan daganayn xaafada suuqa xoolaha gaar ahaan wadada ka baxda biibatadii reer taliye ee ka soo horjeeday Qurucii jaadka ee xaafadaas caanka ku aheed haddaan ciyaal xaafada qaar kaaga sheego sida:Ziko,cumareey taliye,maryan iyo canabeey yoonis,aboor iyo aways gaab,xalane,madiino taajir iyo walaalkeed cabdi,yaasiin oo aan walaalo nahay iyo farxiyo cali siyaad waxaan daganeyn guriga baabuurta waawayn lagu samayn jiray ee ka soo horjeeday xuseen afyare iyo haddii aan isku dayo inaan ku sheego ma waxaad tahay mid ka mid ah gabdhihii ay mahad yare walaalaha ahaayeen ee u dhawaa madiino taajir iyo hadaan qaldamay iga raali ahaaw koleey xaafadeenaa way isku dhacaysay abaayo gacmo furan ku soo dhawoow waxaa la i dhahaa Salaad beeleey dagan hada Finland.
Xiriir wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tooxow

Thursday, November 30, 2000 - 01:39 pm
salaama alykum,

waxaan kamid ahay dhalinyariadii deganeed xaafada huriwaay gaarahaan agagaarka warshada baastada, hoteelka dhabarkiisa


suaal; haddii aan sameyno website loogu talagalay Huriwaa kawarama.?
I look forward to hearing from you soon.

abdishakur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

osman

Sunday, December 03, 2000 - 06:55 pm
waan idin salaamay dhammaantiin reer suuqa xoolaha
wallow aan beeleey ka xasuusto aad baan uxasuustay
dhalin yaradaad magacooda kor ku xustay walow
aad qaar katagtay sida c/kariin weeroow shiike
ducaale gurey iyo aniga oo cismaan ah waxaana
daganaa biibitada cumarey gadaasheeda waxaana
noodhawaa yaasiin dukaankii
marka sidaas iyo xariir wacan reer suuqa
xoolaha
osman nashville tn usa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salaad-beeleey

Tuesday, January 09, 2001 - 11:18 pm
To cusmaan&all reer suuqa xoolaha

marka hore waan ku salaamay sxb waana ku xusuustaa si fiican waloow aad waxbarasho iyo aad ku jiri jirtay oo badanaa aan lagu árki jirin laakiin waxaan garanayaa halkaad ii shiigtay ee biibatadii reer taliye gurigiinii ee halkaas sxb soo dhawoow aniga waxaan joogaa finland maadaama aan aheyn asxaabtii reer suuqa xoolaha gacmo furan ku soo dhawoow sxb,su,aal qofka markii hore halkan u furay xaafadeenii meeyay si kastaba waxaan leeyahay mahadsanid ha lagu maqlo haddaad tahay reer xaafadaa rasmi ee lagu yaqaan mahadsanadiin bro markale soo nabad ahaada sxb.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.