This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, October 17, 2000 - 07:03 pm Waxaan boggaan ugu talagalnay in ay isku bartaan soomaali weyta ku nool germany qaaasatan gabdhaha iyo wiilaha si ey is ku kaashadaan waan ognahay in germany aad loogu yaryahay
| |
Wednesday, October 18, 2000 - 02:39 am ma soomaalida germany oo qudhaa loogu tala galay boggan misse somaliweynta oropa niga is barashada waan ka qeyn qaadan waxaana daganahay imaaraad al carab barasho wanaagsan
| |
Friday, October 20, 2000 - 12:25 am Thanks bulxan Anigu waxaan joogaa deutschland markaa sideebaan ku xiriiri karnaa, una heli karnaa somali weyn halkan isku taqaanaa Wiilka jooga UAE, walaal waan ku soo dhaweyn ee ha ismartiyeyn, ogowse in aan doonayno Somalida degan nur Deutscland verstehst du man oder? ich sage allez leute aus somalia, bitte kommen wir heir zusammen oder, wen ja bitte schreiben sie ihre adress und e-mail heir auf wiederhoren
| |
Monday, October 23, 2000 - 10:22 am Runahaantii Anigu Waxaan DAganhay yubub Wadaka loo yaqaano holland marka waxaan jeclahay in aan gabar ka barto germani maada uu yahay wadanka iigu dhaw yurub ahaan oo hadii qof ala iiga calfo
| |
Monday, October 23, 2000 - 01:52 pm WAXAAN AHAY GABAR SOOMAALIYEED OO DAGAN DALKA LOO YAQAAN DEUTSCLAND AMA GERMANY WAXAAN JECELAHAY IN AAN ANIGA NAFTIRKEYGA KA QEYB GALO IS BARASHADAAN IN KASTOO EYSAN INTA BADAN MAGACOODA SOO SHEEGIN MARKEYGA DANBE WAXAAN SOO QORI DOONAA EMAILKEYGA HADII AAN ARKO DAD DAACAD AH WAAYO WAXAAN AHAY GABAR GUUR DOON AH
| |
Tuesday, October 24, 2000 - 12:56 pm waad mahadsantihiin samiira und anonymous waxaan daganahay germany waxaadna igala xiriiri kartaan drbulxan@hotmail.com aad ayaad u mahadsantihiin
| |
Thursday, November 02, 2000 - 02:59 am to samiira waan ku salaamay walaashiis kadib salaan waxaan jeclaanlahaa inaan isbarano sababtoo ah aniguba wiil guurdoona ayaan ahay jecelna inaw helo gabar uu dhabkayahay guurku
| |
Wednesday, January 10, 2001 - 01:30 pm TO KAMAAL SXB MAWAXAAD TAHAY KAMAAL QORYOOLEEY
| |
Tuesday, January 16, 2001 - 01:47 am WALAALAHA SOOMALIYEED EE KU NOOL GARMALKA WAAD SALAAMANTIHIIN. MAGACAYGA WAXAA LA YIRAHDAA SAHAN IN BADANA QURBAHA AYAAN JOOGAY ANIGA OO INTA BADA WAXBARASHO U JOOGAy India Sweden Germalka. Waxaan waraadiyay gabar soomaliyeed maskax furan cilmina iyo quruxna leh. Waan ku daalay mana filanaayo inaay jirto gabar ila tilaabo qaadikarto oo noolasheenii baadiyo iyo tan baladkaba lamacaamili karto, maxaa yeelay fasaxyada anugu waxaan aadaa geelayaga oo baadiyaha ayaan caano ku soo dhamaa. Mahadsanodiin.
|