TINJIRE | Thursday, October 19, 2000 - 02:38 pm REER AWIYOOTEEY SALAAMA CALAYKUM (REER MARKA CADEEY)REER BUULO JAAN, REER SHIMITEERI REER NUUMBAARDI,REER WADAJIR,(SARAHA DUKAANKA ABU-GAAS, BUURTA MAANYO, DAAF ALEELEEY) CEEL BASHIIROW, SHEEKH ABROONE REER XAAFA RUUSIYO IYO REER AW BAALE*** BUURTA (HAWAANKAA ROOR)IYO MAANYADA DHAXDOOD HALAHA KU NOOL WAA SALAAMANTIHIIN, MARKO WARKEEDA HALA SOO DEEYO WARAAN RABAA WAR BIYANA HALA IGU SHUBO MARKO WARKEED WAA KULU LAADIYEE CALOOSHA HA IGA HURININA REER MARKO MALAGA YAABAA MARKO INAY SIDEEDII KU SOO NOQOTO SHEEKH AADEN IYO SHEEKH DAAHIR ILLAAHAY HA U NAXARIISTO AAMIIN MARKO IS DAYIDEENE INSHA ALLAH |
colaad | Friday, November 10, 2000 - 09:34 am waryaa meesha kabax |
malaaq | Sunday, December 17, 2000 - 09:54 am Tinjire waa salamantahay salaan kabacdi unuka waan ficanahay iginka maficantihiinoo.aniga reer marka cadeey aan ahay dhinaca buulajaan ayaa deginaayi.walaahi marka waa uxiisay sideedana waa ku soo noqohee insha alaah.markii xaafadihii marka cadeey aad soo tirisii caloosha i hurtaylakiin aduunyo xalkeed waaye walaakeeyow waa ku mahad san yahay sidii aad iskuga taxluujisay in aad soo qortid bgaan ooaad iyo aad ufiican waxayna i utusisay inaa reer marka cadeey aad tahay.laakiin marka cadeey intaan iyo in kabadan ayey nugu leedahay.markaiskadayidene.f |
ReerQoryoley | Monday, December 18, 2000 - 06:52 am Waryaada reer Marko Caddeey minin Aw Cusman, siyaaradii Aw Cusmaanka ma jirtaa wali mise waa la hilmaami. Baaryaashii oo xafladaha lagu dhigi jiray mooryaan maa galeen, Bar Banana D'oro, Bar Amba, iyo Xaliimo Burukuteeri maxaas ahaay,...haa Hakaba oo u dhowaay iskoolkii Aw Cusmanka. Waxa leen u xiisay Caano fadhigii Bar ayaan oo ka dambeeyay Shineemo Ferro iyo muufadii maqaayada Arbow. Isdeyideene reer Marko |