site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ALI

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): ALI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASOOW

Thursday, December 21, 2000 - 04:03 pm
WAABAA WAXAA CALIYAALE ISKA SOO RAACAY LABA NIN.WAXAY SOO AADEEN XAMAR WAXAY XAMAR SOO GALEENGOOR MAKHRIBA OO BERITO OO KALE TAHAY OCTOBER 21 .MAGAALADA WAXAA KU WADA XIRNAA NALAL MEEL WALBA WAA IFTIIMEYSAY GURHAHA IYO TUKAAMADANA WAA TII LA RIN JIYEEYN JIREY.GAARIGII WADAEY AYAA SIDUU U SOOWADAY KEENAY XAMARWEYNE.WAXAY ARKEEN DAD BADAN OO GIBIL CAD AH.MARKAAS AYAA MID SHAKIYEY WUXUU MOODEY INUU DHUL CARBEED YIMID.MARKAASUU SAAXIIBKII LA SOCDAY OO UU KU OGAA INUU YAHAY NIN RAADIYAHA DHAGEYSTA OO DUNIDA LA SOCDA WEYDIIYEY SU'AAL.WUXUU YIRI YA CALASOOWOOW MUHU MA CUMAANAA.SAAXIIBKII OO ISNA YAABANAA ISKANA DHIGAYA XARIIF AYAA UGU JAWAABEY YA SIIRIYAAN U FILAA. SIIRIYA=SUURIYA QOFBA SIDUU U YAQAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL

Friday, December 22, 2000 - 05:40 pm
CALASOOW
LOL..........Aryaa waa iga qoslisey wallahi that was funny

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XASANLEY-YARE

Sunday, December 24, 2000 - 07:50 am
SAAXIIB WA IGA YAABISAY CIDA QATAR WAAYEE CIDA WAXAAN KU JECLAHAY MADOW ISKA DHIGI MAAYAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamal

Sunday, December 24, 2000 - 05:52 pm
that is not even funny at all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanna

Monday, December 25, 2000 - 08:24 am
Jamal..honey..dont be jealous..it aint..good for your..health!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NiMa

Monday, December 25, 2000 - 02:16 pm
HAhAHahaHahHAhahAH:):):):):)

Man I got to give to U ,,,,,,,,Aniga dadka kuma dhaho waa qosol hadduusan iga qosolin ,,,,Laakiin hadda waa in aan dhaho that was FUNNy,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasow

Monday, December 25, 2000 - 02:32 pm
TO: calasoow,

Saxiib waad iga qoslisay laakiin waxaan jeclaan lahaa inaad tan tolkiina wax ka sheegto, mahadsanid.

Calasow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yare

Monday, December 25, 2000 - 04:51 pm
that was good one

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.