site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CULUSOOW

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): CULUSOOW
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CULUSOOW

Thursday, December 21, 2000 - 04:27 pm
WAABAA NIN WAXAA KA LUMAY NIRIG. NIRIG=GEEL YAR LOL. KA DIB WAXAA HELAY NIN KALE OO XOOLIHIISII KU DARSADEY MUDO KA BACDI AYAA NINKII AY KA LUNTAY GARTEY HASHII IYADOO CEEL JOOGTA WAAYO SUMAD UU KU GARTEEY LAHEYD.NINKII LAHAA IYO KII KORSADEY AYAA GAR LOO DHIGAY WAXAA ISUGU YIMI ODAYAAL IYO IKHIYAARO.KII HASHA KORSADEY AYAA LA YIRI.YA CULUSOOWOOW,HASHAAN INAAD ADIGU LEEDAHAY ALLA IYO RASUUL MAKUGU OG YAHAY.NINKAN WALIGII ALLA IYO RASUUL MA MAQAL WUXUU MOODEY LABA NIN OO AY YAQAANAAN.MARKAASUU YIRI YA XEEY ALLA IYO RASUUL KA OG YIHIIN ISKU TUB IYO CEELBA MA NIHINEE.WUXUU KA WADAA ALLA IYO RASUUL ISMABA NAQAANE OO ISKU JIDNA MA MARNO XOOLAHEENUNA ISKU CEEL KAMA WADA CABAANEE MAXAY KA OGYIHIIN ARINKAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BROTHER

Monday, January 01, 2001 - 08:14 pm
HEEEEHE. THIS IS A NICE JOKE.I HEARD BEFORE.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.