site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wali ma isla hadashay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Wali ma isla hadashay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dufle

Sunday, December 24, 2000 - 01:51 am
Waalida imiseey u kala baxdaa?

Asataamaha waalida lagu garto sida ay ila tahay waxaa ugu horeysa isla hadalka. Waxaana ku xigta markaad isu jawaabto

Adiga: Alla doqon saniyaa ma waxaanaa wax lagu
qoslo ah

Isla adigii: Aabhaa wasee i dhaaaf anee qosol ii
tahee i dhaaf

Adiaga: Ninyahoow amee dadka kula yaabaan

Isla Adigii: Ma waxaa qortee la yaabaayaan

Adiga: kuwa aqrinaya soo kama dara


Waan waashee iaga warama

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.