site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ninkii laba xaaslaha ahaaaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Ninkii laba xaaslaha ahaaaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ebyan

Friday, December 29, 2000 - 09:36 am
salaaan all ppl ciid wanaagsan iyo sanad wacan.walaalayal ku soo dhawada shekadan, beri baa nin wuxuu qabey 2 xaas,mid waxey laheyd ilmo yaryar, midna waxba ma laheyn,waxaa dhacda in habeenba uu xafad aado,midaan aan ilmaha laheyn waxey mar walba oo uu aado cida kale qosol aysan ku arag markuu ayada la joogo, habeenkii danbe bey weydiisey waxa uu sidaas ugu qoslo markuu reerka kale la joogo, waxuu ugu jawaabey in uu ku qoslo af aan ilko laheyn tas oo uu ka wado ilmahisa yar ee sabiga ah, naagtii markey sidaa ma qashey ayey habeenkii danbe ku fekertey in ay afarta ilkood ee hore iska rido si ninku u qoslo. habeenkii tookadeeda aheyd ayey albaabkii ka furtey iyadoo af dulaaqan, balse cararkuu cararey dib uguma soo noqon..looool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farxaan

Friday, December 29, 2000 - 09:52 am
Ebyan xayawaan yaheey sheeko aad leedahay meesha la imoow ee aniga ha iga koobiyeen waxaan horey uqoray ee axmaq baa tahay ee sheeko aad leedahay lasoo shir tag,
sheekadaas oo oo aan cinwaan uga dhigay, waxaan ilko laheenaa joogo,oo aan qoray 26/12/2000 adna tan waxaad qortay 29/12/2000, ee get alive way kugu daadsan tahay qof walbana hakuu fiirsado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 30, 2000 - 03:41 am
farxaaaaan dhaadhaaaaanoow sida dhalaanka aan ilkaha laheyn baad u hadashey sheekada adiga ma lihid,axmaq weynaadey,ilkaha iska cadey huuro eyneee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.