site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gaaygii tuulada

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Gaaygii tuulada
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guulwade

Saturday, January 06, 2001 - 04:07 pm
xariif kulahaa maqaaxi ey kashaahaan dadka safarka
ee kusii jeeda burtinle ayaa waxaa kudhashey safar
ganacsi inuu kugaaro xamar maalintii xigtey waxaa
uu yimid xamar oo uu kusoo degtay reer ay qaraabo
yihiin rageedii wuxuu wax kadaawadey riwaayadii
(rafaad iyo raaxo)oo casette (cajal video)ahi
cajalkii markuu dhamaadey aa waxaa lagu yiri wuu
dhamaadey rageedii intuu qeyliyey..... uu yiri
ina adeerayaaloow dhanka kale noogu roga canjalka.
runtii qisadan waa qiso dhab ahi oo kadhacdey
degmada hodon [kasapolpolare)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guulwade

Saturday, January 06, 2001 - 04:15 pm
xariif reer b/barde ayaa maalin wuxuu kaqeyb galey
masaajid sallaadii kadib uu wuxuu farsameeyay kabo
jambal uu lahaa ugaaska kadib ayaa lagu arkey isagoo gashan kabihii ugaaska saa waxaa lagu yirey
maxaa usoo qaadatey kabaha ugaaska markaasuu yiri
ar...makabihii ugaaskaa horta xaw u dhigtey dhinaca gugundhabaha bacaawgu.looooooooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xujaale

Saturday, January 06, 2001 - 04:30 pm
ahhah guulwade sxb waa iga qosliseyiga qaboee tana
laba qawdhan ah waa kasee aa u maleynaa waa reer waqooyi waxey gaari kasoo raaceen gaari dusha kafuran oo soomaalidu u yaqaaniin siible meel ka
tirsan gobolada koonfureed ee soomaliya iyagoo ku
soo jeeda magaalada xamar alore waa xili xagaaye
oo waxaa da'ayey roobab goosgoos ahi oo mar qaada
marna da'a sxbadaa waxey u adkeysan waayeen mid
baa yiri,war naw waa waxey waxa kanina jaamacow
kii baa yiri,,war Alihii weynaa wuu gam'ayaayoo
malaa'igihii yaryaraa ayaa qasabadaha kuciyaaraya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bakayle

Sunday, January 07, 2001 - 11:38 am
Bal tanna kudara waa mid Ogaadeen ah oo qaran jiqood jooga yaa arkay mid habar gidira oo tubaako
taqsiintay illaa Habar gidir wax ka dhuunisan malehoo horaa abwaan Soomaaliyeed uyiri "tobaako inay kharaartahay waxaan ku ogaaday Habar gidir baan tufteen". kii Ogaadeen intuu ul hareeri ah dabada ku dhagay buuyire "Aaabbahaa iyo lowyakuustii ku dhalay lanaarye xageebaad kutufin maanta! dhulka ogaadeen baa lehe.haddee habargidir inay maanintaa tubaakadii dib u liqdo ahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mukulaall

Monday, January 08, 2001 - 12:07 pm
ISKU Darka sheekada
Ayadaa oo aytahay wakhtii xagaa ah ayaa nin
Reer Miyi ah soo raacay baabuur aad u weyn
isla daqiiqado yar kadib wuxuu yidhi war hedee balkani dareen kicin ogaa waa lagu qoslay
saacado kadibna wuxuu yidhi waar bal hadee waxaan rabaa inaan kadgee bal hada bahalkan jooji
driver-kii horey ayuu u istaajin waayay
kadib wuxuu mooday xoolihii illaalin jiray
oo wuxuu yidhi in tuu u shii dheerayd soo qaatay
waar hade joogso waan ku dili haddii kale
asagoo budkii la dhacaya baabuurka:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 13, 2001 - 09:51 pm
waad salaaman tahiidhamaan iqyaarta ana waxaan ku darsana yaa wax yar, waxaa jiray nin reer miyi ah markaa ayuu waxa uu soo raacay gaari Inatiree ah oo dhuxul sida afkiisa hore u soo socdaan xamar marka jdka u dhaxeeya jawhar iyo balcad aad iyo aad ayuu ujajaban yahay oo waxaa loo socdaa tartiid markaas ayaa waxaa haray rimoorkii oo birtii ugoday markii uu gaarigii yimid balcad ayuu arkay darawalkii in in uu rimoorkii ka maqan yahay markaas ayuu ninkii reer baadiyaha ahaa oo oo raacay ku yiri war koormuu rimoorkii iga go ay markaas ayuu ku yiri ya cawata fiidkiiyuu jidcadahaa isla rogee mugaan xamaruu jiraaye mahaan naga kaxee qadha fildaran qaadee!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huunyo

Sunday, January 14, 2001 - 02:22 am
looooooooooooool gulwade
sxb shegadan cajalada gedi holland ayey ka dhacday idayadoo run ah.....laakiin sheegadan kale e gugundhabaha ayaad isku ciyaarta oo sheekadu si kale ayeey aheed ninka gabaha kishtay xawaadle ayuu ahaaa hahahahahahahahahah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guulwade

Sunday, January 14, 2001 - 04:55 pm
to huunyo
sxb waa ku sallaamayaa gaayga reer hiiraan waa
ogahay inuu cidaasi ahaaye sxb madoneeyn inaan
xuso qabiilka oo waa ka gaabsadey qisada kale ee
canjalka noo gediyana ma mar kalee ka dhacdey
holland?
sxbow galabkaas maqaar aa u socdey waxaa gurigiisa
kasii marayey sxbkeey meeshaasuu joogey rageedii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huunyo

Monday, January 15, 2001 - 06:26 am
loooooooooool gulwade sxb hada leen sheekada fahmay xariifka kabaha kishaday.oo asaga yaa u xalaaleeyey kabaha gugundhabaha inuu qaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAGEDI CAMP

Monday, January 15, 2001 - 07:04 am
Waxaa dhacday maalin maalmaha kamid ah ayaa Nin wuxuu kasoo raacay gaari dhulka mudug asagoo ku socda Xamar markiii gaarigii waxbadan socday ayuu wuxuu arkay jeeg OODKAC ah markaas buu cunay kadib markii Xamar lagaara ayaa Naagtii jeega lahayd waxay tiri Suga suga suga Tuug baa gaariga ku jiree, markaas ayay waxay tiri qofkasta Gacantiisa ayaan urinayaa, Markaas ayay waxay heshay kii cunay, MARKAASBUU WUXUU YIRI HOGAA INTUU GACANTIISI URIYAY BUU YIRI (INTAAN JIIFAY AYAY GACAN TAYDII KU CUNEEN) THATS ALL FOLKS

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.