site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wax halays weeydiyee Daayeerada ma'dad bee ahaayeen???

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Wax halays weeydiyee Daayeerada ma'dad bee ahaayeen???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi-yare

Wednesday, January 10, 2001 - 08:51 am
Wax halsweeydiyee horta markaa aan yaraa waxaan maqlijiray daan yeerada dad ayeey ahaayeen kadid macalinkooda dugsiga ayaa weeso u dirsaday kadib waxeey u keeneen kaadi saxibyaaloow hor in laysku qoslo mafiicno waxna ma'aqaano ceeb ma'ho ee haleega jaahil bixiyo maskaxdeeydee meer meereysanaysaa
mahadsanidii caayda wayreebantahy wax ma'aqaano ceeb ma'aho wax un baad ogaanaeeysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 10, 2001 - 09:43 am
saaxiib sheekadaa waxaan kumaqlay anoo jooga magaalada muqdisho, ilaa iyo ayaantaan maqlay macalinkay waa kabaqijiray. Maalin uu iidirsaday weeso sababtoo ah aqalkoo dhawaa caloolxanuun ayaa igu dhacay. .........................................................................................................................................................sheekh iga raali ahoow been aan kuu sheegee.......................................................wax ma aqaan..........................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kalkaal

Thursday, January 11, 2001 - 02:41 am
waraa anigaba waxaan rabaa in layga jawaabo su'aashaas ee kaalaya soomaali weeyneey nooga jaahil bixiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaftan

Thursday, January 11, 2001 - 06:59 am
Abdi-yare waa salaamantahay hadaan kaaga jawaabo su'aashaada
1= waxaas mar'kaan yareen ku ligeen waan maqlijirnay laakiin waa been oo ay kadabeeyeen *****Gaalo si ay shucaac ugu furaan maskaxda muslimiinta ay u qilaafaan in ilaah uu abuuray Nabi aadan dadkana ay ka faracmeen nabi aadan naxariis korkiis ha ahaatee
2= waxay rabaan inay nagu socodsiiyaan dadka daanyeer ayuu kayimid NoooooooOOOO waa diidnay abaa marka daanyeerka waa xayawaan ilaah abuurtay dadkana hadii habaar ku dhacayo siyaabo kale ayuu ugu dhacaa ee isuma bedalaan daanyeero ==waxay noqdaan cuuryaan il ay beelaan iwm
*****Gaba gabadii waa sheeko caruur oo nalugu abuuray oo aan wax ka jirin. waxaan rajeeynayaa in aan su'aashaada kaaga jawaabay.
house of columbus Abdulkadir-kaftan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muriidi

Thursday, January 11, 2001 - 07:48 am
Abdi Yare

Daayeerada dad bey ahaan jireen (Yuhuud ama Reer Bani Israel) waa sax laakiin macalin ma habaarin. Alle ayaa wuxuu yiri maalinta Sabtida ah ha kalluumeysanina markaasey kalluumeysteen (ama Mallaay ayay dabteen) markaasaa lagu yiri (Kuunuu qiradatan khaasi'ina) Noqda daayeero - laakiin xarafka khaasi'ina ma garanayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 11, 2001 - 10:29 am
abdi-yare ar anigaba waa kula qabay ee labadaan nin kee aad u maleeynee inuu sax sanyahay abaa ?
aniga midaa macno ii sameeyey ee horta adi ii sheeg kaaga ana waa kuu sheegaa waa ku sugaa hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 12, 2001 - 03:05 am
alaa dad koo dhan waa isku mid yaa anigaba waan aaminsanahau.....ma'rubaa walaalayaal?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.