site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

.............ahhahahaha joke of the year........ila qosol ahahaah..tuugii ariga usoo dhacay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): .............ahhahahaha joke of the year........ila qosol ahahaah..tuugii ariga usoo dhacay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boobsiiye

Thursday, January 11, 2001 - 09:56 pm
nin tuuga ayaa xaafadaha laga fariisan waayay habeenkii markii la gaaraba neef ayuu xadayaa...habeenii danbe ayuu xeradii ariga ku soo dhex dhacay asagoo arigii baar baaranaya ayuu indhaha wuxuu ku dhuftay waraabe gees xerada ka taagan oo asna baaranaya neefkii uu cuni lahaa..tugii ayaa inta isku naxay qaylo ku dhuftay...markaasaa arigiina ku darsamay reerkii xoolaha lahaa ayaa soo yaacay saa tugii ayaa dadkii markuu arkay xagoodii ooda u jiiray waraabihiina waa is daba dhigay,,,tuugii iyo reerkii xoolaha lahaa mar qura ayaa laysku xareeyey aqal soomaaligii,,tugii baa yiri aniga unbay igu hayaan waa tuug soo xoolihii ma bad baadin caawa..odaygiina bur buu inta la booday yiri iiga soo bax reerka habaarbaad qabtaaye maxaa waraabaha iyo adiga isku mar keenay.....

booobsiiye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.