site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ba'ayey War Miyaad Waalatay...Joke®

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Ba'ayey War Miyaad Waalatay...Joke®
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SeDuCe®

Friday, January 12, 2001 - 12:39 am
Waa baa waxaa jiray Oday ka heli jiray Naag uu ninkeedii ka dhintay waa hore, fiidkii buu ugu tagay gurigeedi iyadoon ka fila'leyn in uu qof imanayo.
Markaas bay sida caado u ahayd Soomalida u keentay shaah, kadibna damacday in ay siiso wax yar oo mac-macaan ah oo saarnaa armaajo kor sare ah, iyadoo cirbo-taagsanaysa oo u jeeda xagga Odayga ayaa Guntiinadii ka dhacday oo Odaygii arkay naasaheedii iyo shuunkeedii ,isla markiiba way xishootay oo halmar guntiinadii isku laab-laabtay. Cabbaar kabacdi baa iyagoo sheekaysanaya Odaygii Mucawistiisa kor u qaaday oo tusay Alaabtiisa(D1ck), Markaasay tiri:'Hooga'yey oo Ba'ayey war miyaad waalatay", Markaasuu yiri:" Onkodkii Hillaac baa ka horeeyey".

Waxaan rajeynayaa in aad ku qosli doontaan Fix Fix
Qow Qow Naa' ku jow dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anas

Friday, January 12, 2001 - 03:10 am
loooooooooool seducer!

that was fuuuuuuuuuuunnnnnnny. i like it keep it up bro. woooooooow. i haven't seen this type of jokes for a while.


take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hard_lover

Friday, January 12, 2001 - 06:27 am
waaaaaaaw cajiib shiikhoow, runtii rageedii aa tahay sheekooyinka noocaan ah duqa waaloobaahan yahay meesheeda kawad........ mau malaynaysaa inaawali qoslaayo..hehehehe fix fix fix qax qux qax loooooooooooooool :):) :) :) :)


your's ever!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisa

Friday, January 12, 2001 - 08:44 am
loooooooooooooooooooooool seduce
aboowe soo badi sheekooyin oo kale
ilaa hada aan qoslooyaa aaaaaaaahhhhhhhhhaaaaa

peace&love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 09, 2001 - 10:46 am
FIX FIIX QAX QAAX FIX THIS WHAT I CALL SOMALI JOKE

NABAD & CAANO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.