Ceelbuur | Wednesday, March 14, 2001 - 12:03 am Beribaa Askari darajo Sargaalnimo ku helay dallacaad qabyaaladeed qudbo dheer u jeediyey askar hortiisa tubneyd, markuu qudbadii dhameeyey ayuu kusoo ganaanuday ballan-qaad wuxuuna yiri "Jimcaha soo socota Askeri kasta waxaa lasiin doonaa mushaarkiisi iyo Kiintaal ay ku jirto 50 kilomitir oo bariis ah,!!!!!!!!! |
biikolo | Wednesday, March 14, 2001 - 08:12 am guudu ureyso aa tahay ee aamus |
usc | Wednesday, March 14, 2001 - 08:38 am hahaaaaaaa lol.. Ceelbuur that is realy funny man 50km bariis looooooool. waa iga qoslisiisay saaxib. keep it up man. thanks. |
Ceelbuur | Wednesday, March 14, 2001 - 09:47 pm Biikolo Waryaa maxaad la caytameysaa oo lagaa halleeyey Axmaqyahow dhoocilaha ku war bartay. Aqyaarta Ninkaan hallala hadlo. |
Kayse | Tuesday, March 20, 2001 - 03:24 am ah ah ah a qax qax qax qax War Ninka wey ka hoos baxday malaha wuxuu isku qalday KM iyo Klg Lol!!!!!!!!! |
TQ | Tuesday, March 20, 2001 - 08:44 pm to ceelka! ceelbuur thanx.aad ayaad iiga qosolsiisay,mide kale raali ka ahoow biikolo waa sxb key. peace 2 you all mr TQ |
Ceelbuur | Wednesday, March 21, 2001 - 03:04 am TQ waad ku mahadsantahay raalli gelintaada waana kaa aqbalay |
Shoodhe | Saturday, March 31, 2001 - 06:45 am Lol CiiiiiiiiiiL-BuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuRRRRRRRR |