Anonymous | Wednesday, March 14, 2001 - 04:23 am Googa cadaleh wax cirka tar kuleh dhulka tar kuleh Tagoogo orgileh Tunka shash kuleh yaa yaqaan bro. and sis. if u bnow qataros aaad tâhay |
Faisal | Wednesday, March 14, 2001 - 04:25 am War eassy waaaaaaaa GORAYGA HA HAAAAAAAAA |
hamdi | Wednesday, March 14, 2001 - 07:45 am wowwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww anonymous,,,,,thanks 4 that,but let us now if FAIZAL is right,and what is (GORAAYGa) and if u have more share with us ,especially me i am very interested. THANKS AGAIN |
somali | Wednesday, March 14, 2001 - 07:51 am guuugaa waxaad karataa adigu wax dheer oo dheer oo dheer oo lax naskeed gaarin? hadi daer this is what somali culture is all about this what somali teens backhome do istead of going to discos parts like as now if you want to know more about this just ask and you will get answers take care love |
usc | Wednesday, March 14, 2001 - 08:41 am somali: that is the snake. |
spike | Wednesday, March 14, 2001 - 10:21 am anonymous, yours is the gorgor(eagle),or haad somali yours is the road( wadada) this one is for u xeradayadu waa wada god , hadana god la galo ma leh. another one tell me what is the thing that the calve is bigger then his mom,(halka nirigtu ayay uga wayntahay hooyadeed or hashaba) i got lots of those |
xaaji | Wednesday, March 14, 2001 - 02:28 pm Googaa, sis+bro libaax ku liqyoo, ku soo labaceli? figure it out!!! |
Faisal | Wednesday, March 14, 2001 - 09:07 pm Xaaji waa Dhuusada |
Bro.M.C | Thursday, March 15, 2001 - 05:31 am Yo yo stop it right there! Let me answer these googaalaysi. the first Anon: your answer is Nirigta. "Wax cirka tiirkuleh dhulka tiir kuleh....." Somali your is: Wadada as spike said> XAAJI: guri Mugdi ah gal oo ka soo bax. waxaad ii sheegtaan xayawaan xayawaanada kamid ah oo markuu dhasho ku socdo afar addimo muddo kadibna ku socdo labo addimood, kadibna ku socdo sadex addimood. |
Beeleey | Thursday, March 15, 2001 - 06:41 am SALAMU CALAYKUM WAXAAD SHEEGTAA MAGAALO MAGACEED OO GOBOL GOBOLADA SOOMALIYA KU TAAL OO MARKA MAGACEEDA QAYBTA HORE LA AQRIYO KUU SOO BAXAYO CALAF AY XOOLUHU DAAQAAN QAYBTA KALENA MIDAB AMA COLOR MIDABADA KA MID AH. NABAADIINO. |
Beeleey | Thursday, March 15, 2001 - 06:50 am TO:BRO.MC SALAMU CALAYKUM BRO WAXAN U MALAYNAA JAWAABTA WAA:QOFKA BINI AADAMKA AH MARKUU CARUUR YAHAY OO GARGUURANAYO,MARKUU WAYNAADO OO LABA LUG KU SOCDO,IYO MARKUU GABOOBO OO LABA LUG IYO UL CUSKADO.BAL KA SOO JAWAABA TAN KORE NABAADIINO. |
SeÐ.... | Thursday, March 15, 2001 - 07:01 am Sallaam To All. Waxaad sheegtaan: Wax marka aad soo iibsato MADOW, Marka aad isticmaalayso CAS, markaa aad tuuraysid ama aad ka dhameysato CAD? Qofkii sheega Jalooto TipTop aan siinaa! |
Kusseey | Thursday, March 15, 2001 - 07:56 am Sed is it Dhuxusha |
Bro M.C | Thursday, March 15, 2001 - 11:46 am BEELEY! SAAXIIB WAAD KA JAWAABTAY SUAASHAYDI, BAL AAN TAADA KAAGA JAWAABO. WAXAAN JECLAHAY INAY TAHAY CEEL JAALE. HADAYSAN TAA AHAYNA WAXAAN U MALAYNAYAA WAA galguduud. I don't know how in the world would animals eat gal, but I know guduud is color. tnx |
Warcadde | Thursday, March 15, 2001 - 01:55 pm Goooogaaaa 1-Dawlad wada darawala? 2-Xaaji hoolhool xabiiba iswaal? Take it easy. |
Beeleey | Friday, March 16, 2001 - 02:28 am SALAMU CALAYKUM BRO M.C JAWAABTA WAY UDHAWDAHAY LAAKIN MA AHAN SIDAAS WALI WAA LAGA SOO JAWAABI DOONAA THANKS. TO:WARCADDE SXB WAX ADAG BAAD KEENTEE ADNA TAN ISKA QABO: 1)XAAWA DHEER CIRKA XAABA KA DOONTA. 2)GURIGEENA GADAASIISHA SUBACAA KA YEERAAYO. BYEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE |
1luv | Friday, March 16, 2001 - 06:22 am Googaa Bal ii sheesga waxad isticmaashid balse aadan istic maalin adoo arkaya ? |
Atoore | Friday, March 16, 2001 - 05:49 pm To Warcadde Haddii aan isku dayo jawaabta su'aashaada "Dowlad wada darawal ah" waa dawlada ay soo wadaan labada darawal Cusmaan Caato iyo Muuse Suudi Yalaxow. |
just_a_simple _man | Friday, March 16, 2001 - 07:07 pm LOOOOOOOOOOOOOL GUYS THIS GOGAA CADALE THINGG IS FUNNN WALAAHI IT REMINDS ME OF BACK IN SOMALIA WALAAHI PLZZ KEEP IT UPP I REALLLY INJOYED READING THIS..WE NEED STUFF LIKE THIS. PEACE MY PPL |
QALOOCOOW | Saturday, March 17, 2001 - 02:28 am WAR YAA BILLE SU'AA SHAADO JAWABTEEDU WAXAA WEEYE CEER GADUUUD CEER MEANS CALAF GADUUD MEANS RED IDINKU SU'AAAAL WAX MAR KAY SOCONOYAAN KU SOCDO 3 LUGUUD MARKAY ISTAAGNA HAL LUG KU ISTAAGO |
Warcadde | Saturday, March 17, 2001 - 03:09 am Hai Sed Saaxiib suáashaada jawaabteedu waa sigaarka. |
xaaji | Sunday, March 18, 2001 - 09:43 am To Bro M.C. waad ciyaartey, laakiin tan ka jawaab. anigoo maalintii oodhan guriga ka maqan ayaan usoonoqday hooyadey iyo aabahey oo cunaha ishaysta!!! kasoo shaqee>>> |
SeÐ.... | Sunday, March 18, 2001 - 10:36 pm Kusseey! Iga qaboo hee TipTop..waa sax santahay. Warcadde! Waad usoo dhoweysay, lakiin naga khalee' Googaa leysi cusub aad keentay. Beeleey! Waan ku raacsanahay Bro.M.C. Gal-Gaduud...Ceel-Jaale LOL 1)>'Xaawo Dheer'>> Hawada ama Siigada(Tornado) 2) Gurigeena'>>Ariga(Ri', Sac, Orgi) miyaa? Qalooocow! Gaarigacanka waaye....hahah Xaaji!>>> Dhidka & Udubka....Aqal Soomaliga...Sorry sxb...hahahah 1luv!> Cadayga miyaa? |
raaxeeye | Sunday, March 18, 2001 - 10:40 pm raaxeeye to qaloocow saxiib wax sadex ku istaaga halna ku socda waa gaarigacnka , ee waxaad ii soo sheegtaan iqyaareey waxa socodka diinka leh dabayshana ka ord dheer een daalin, iyo waliba xayawaanka marka uu dhargo dhinta waxaan kaloo idinkugu sii darayaa , waxa marka ay raranyihiin gadaal u socda marka ay faaruqa yihiina haray haray usocda,iyo waliba wax dibiro la yaal oo gaajo daacaya,<<< waad mahad santihiin dhamaantiin>>>>> |
Warcadde | Monday, March 19, 2001 - 12:12 pm Hai Raaxeeye. Saxiib adiga dhawaan maad wadankii tagtay seewaaye baas baad nugu furtaye meeqa su'aalood baad isu kaaya dabadhigtay. waxaan ka jawaabnaba garanmayno'e. |
Beeleey | Monday, March 26, 2001 - 02:35 am Salaan dhalinyaro Runtii waa la isku wada dayay xujadii ahayd Magaalo ka mid ah magaalooyinka soomaaliya qaybta hre markaa aqriso kuu soo baxayo calaf ay xooluhu daaqaan qaybta kalena color ama midab midabada ka mid ah jawaabtii waa tan:maagaalada BALCAD,gurigeeena gadaashiisa subacaa ka yeerayo waa:DAGAANGO LA DUBAYO,BUC..BUC DHAC...BUC LOLLLL. Bal raaxeeye adiga sxb aad baad u badisay labo kaliya way nagu filnaan lahayd bal kuwana ha laysku dayo:Waxaa jiran waalidkaa oo u buko xabad saytuun ah saytuunkana waxa laga helaa beer ku taal wabi wayn dhiniciisa kale oo aadan u gudbi karin beerta waxaa dhex jooga daayeero waaweyn oo dad dil ah haddaba sidee saytuunkaas ku soo qaadi lahayd oo waalidkaa u keeni lahayd?byeeeeeeeeeeeeeeee |
Beeleey | Monday, March 26, 2001 - 02:41 am Raali ahaada macalimiinta halkaa jawaabta gurigeena waxaa ula jeeday"DAANGO AMA QALOON LA DUBAYO"byeeeeeeeeeeeeeee |
Bro. M.C | Monday, March 26, 2001 - 06:51 am Saaxiib jawaabta su'aashaada waa sidan: Waxaan daayeerada ku tuuri lahaa bur ciid, ama dhoobo qoyan si markay ku dhacdo ay dhoobadu/ama burciidku ubur buro. kadibna ay iigu soo tuuraan Zeytuunka. I hope that answers your question. |
Beeleey | Monday, March 26, 2001 - 11:32 pm Salaamu calaykum Bro M.C waad sheegtay thanks bal kuwan ha laysku dayo googaalaysi: 1)socdayoo socdayoo sacbahaygoo biyaha ah 2)beerta ayeeyadey aan galay si aan ul toosan uga helo hal ul oo toosana waan ka waayay? haye dhalinyaro soo daaya waxaad haysaan looooool byeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee |
xaaji | Tuesday, March 27, 2001 - 12:03 am BRO mc taasi waa easy waa dadka waayo marka ugu horaysa way gurguurtaan marna way socdaan ugu danbayn tana way kutubaan oo bakoorat bay istic maalaan laakiin come agian |
QALOOCOOW | Tuesday, March 27, 2001 - 06:36 am To raaxaaye: saaaxib su'aa shaada inta hore baan ka Gartay: wax diinka sidiisa u socdo oo dAbaysha ka orad dheer oooo aan daAlin waaaa QORAXDA SAAXIIB ADOO KU MAHANSAN INTA KALE NOO SHEEG |
Bro.M.C | Tuesday, March 27, 2001 - 12:13 pm BEELEEY! I AM JUST GONNA GUESS THE ANSWER OF YOUR 2Q. TAN HORE WAA: QORAXBAAD KU SOCOTOO GACMAHAAD KA DHIDIDAY. TAN LABAADNA WAA: GEESAHA XOOLAHA, ARIGA AM LO'DA. AYEEYDAA WAXAY LEEDAHAY LO' AMA ARI DHAMAANA WAY GEESO QALOOCANYIHIIN. at least I've tried. XAAJI: waad sheegtay laakiin Saaxiib horaa Beeeley uga jawaabay suaashaydi ee bal ku wa kale isku day |
Beeleey | Tuesday, March 27, 2001 - 09:23 pm Salaamu calaykum Bro M.C waad soo dhaweeysay laakin wali bal wax kale keena lol. Raaxeeye hadaan isku dayo taada waxa sida diinka usocda oo dabaysha ka orod dheer oo aan daalin waa:HOOSKA QOFKA EE SIDA DIINKA ULA SOCDA DAALINA.Laakin sidee dabaysha uga orod badanyahay? hadayan ahayn noo soo sheeg byeeeeeeeeeeeeee |
Nadiasomalia | Wednesday, March 28, 2001 - 12:34 am GOOGA' Abtigeey shanshe'dheere meel shan(5)nin ka cabsatay shalaq yiri?? nadiasomalia |
nadiasomalia | Wednesday, March 28, 2001 - 12:40 am GOOGA'? Afar gamuun god ku wada yoontay??? GOOGA' Xaga XAX Xaga xux,xaga xaarin biyaa??? nadiasomalia |
bro | Wednesday, March 28, 2001 - 08:01 am this is really cool but the problem is dat i can't recall any of the answers.....thanks all, keep up the surviving our literature |
SHADOWMAN | Wednesday, March 28, 2001 - 01:23 pm GOOGA WAX MADOW OO KADABA HAREYNIIN |
nervv | Wednesday, March 28, 2001 - 02:29 pm googaa Oday kacsaday ku ga tatabi Muse luuq la gal siniiin miniin sabarad aasaan wax markii wax la ga qaato sii bata |
Beeleey | Wednesday, March 28, 2001 - 09:51 pm Hi Nadiasomalia waan isku dayaa intaan ka garto tan hore iga qalee 2)afar gamuun waa:marka xoolaha la lisayo/maalayo...lol tan kale inta xux waa:marka wax la dhalo waxa soo raaco...lol? SHADOW is very easy:hooskaaga...lol Nerv kala saar bro oo qeyb qeyb u kala qaad waxaagu way isku qasan yihiin ma ahan xeerka googaalaysi lol. Hey marka hore ha laysku dayo in laga soo jawaabo sida xeerkii googaalaysi kuwa hore loo qoray haddii aadan fahmin markaas soo xero mid kale si xujo kuu noqdo oo markaas aad furtid adna kuwaadan fahmin laguu furo sidaas waa xeerkii googaalaysi mahadsanidiin byeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee |
hani | Thursday, March 29, 2001 - 12:49 am hani googaa? to dhamaan ni waxaan xusuustaa kuli wixi an is weydiini jirne 90gi marka dugiga nalaga soo daayo keliya ko uboodow kofiya cade yaa sheegi karo bye |
hani | Thursday, March 29, 2001 - 12:51 am hani googaa? to dhamaan ani waxaan xusuustaa kuli wixi an is weydiini jirne 90gi marka dugiga nalaga soo daayo keliya kor uboodow kofiya cade yaa sheegi karo bye |
hani | Thursday, March 29, 2001 - 12:51 am hani googaa? to dhamaan ani waxaan xusuustaa kuli wixi an is weydiini jirne 90gi marka dugsiga nalaga soo daayo keliya kor uboodow kofiya cade yaa sheegi karo bye |
Anonymous | Thursday, March 29, 2001 - 02:08 am Gogaa cadale. Waxa socodka diinka leh dabashana ka orad badan een daalin sheegee daah kaa ma saarnee Dayaxeena weeyaa. Qof dibiro la jiifoo gaajana ladaaca anagaad nagu dayey saa yee laakiin waa dumarka Uurka leh.God bless. |
Faisal | Thursday, March 29, 2001 - 02:16 am Hani :-( (f) Su aashaadii amrka aan ka Jawaabo Waxay ahayd Daango |
Cabaaas | Thursday, March 29, 2001 - 02:18 am Googaa CAdaleh Cabaaas From Switzerland SAc madooway oo laf diiday waa dilanyahay Cax Dhalinyaro yaa kajawabikara |
Faisal | Thursday, March 29, 2001 - 02:20 am Faisal said Googaaa Cadaleh Cadalahaa tiri mucarmaanso BAl maxay Tahay Gabadhii Ka jawaabta Waxaan siindoonaa Hadyad |
1luv | Friday, March 30, 2001 - 02:37 am Sed Saaxiib cadayga maahan, I will if someone answers for a couble more days, the Q was tell me " Waxad isticmaashid balse aadan isticmaalin adoo arkaya " jawaab waa loo la yahay bal isku daya in aad ka jawabtan hadaba...bye all |
BEELEEY | Friday, March 30, 2001 - 04:26 am Salaan 1LUV WAA HURDADA AAN ISTICMAALNO ANAGOON ARKAYN. lol. GOOGAA:WAN CAD WAXARO DHEX FADHO?BYEEEEEEEEEEEEEEE |
Faisal | Friday, March 30, 2001 - 04:10 pm BEEELEY sis waa LAfaha Geela ee walayey |
Monifah | Sunday, April 01, 2001 - 10:25 am Googaa cadale Labo nin oo sali kuwada fadhiya oo salaanta is la gaarin? Googaa cadale dudun korkeed duuma kaa tuurtay? |
1luv | Monday, April 02, 2001 - 01:12 am beeleey maahan hurdada saaxiib, still no answer, shall I give the answer next time or one of you will asnwer it, the Q was " Something that we use once in our life time and that time we use it whitout seeing it" in somali " waxan isticmaalno mar qudha nolosheena balse aan la isticmaalin adoo arkaya" |
ifraha | Monday, April 02, 2001 - 12:57 pm I LUV<<<<<<<<<<< i think that is the(AIR)hawada u said using one time i am not sure that bit but that is what i think ta ta 4 now |
ishwaaq | Tuesday, April 03, 2001 - 02:19 am kaalaya waa ku wareeray pagekan faniga ah wax badana waa kan garan wayay, ee bal tan idinkuna isku daya, waxaan ka dhigtay xujo, mar hadaan garan wayay wax la is leeyahay, waxayna tahay sidan. Waxaad ii sheegtay shay marka uu buuxo fudud, marka uu madhanyahayna ama faaruqa yahayna culus. |
BEELEEY | Tuesday, April 03, 2001 - 02:39 am Salaan Monifah tan kowaad hadaan isku dayo 1)GEESAHA LO'DA 2)HURDO AMA LULMO,GAMAANYO SIDAA U TAQAAN LOL 1LUV NAFTA QOFKA BINIAADAMKA MIYAA? GOOGAA CADALE: WAN CAD WAXARO DHEX FADHIYO???????? |
1luv | Wednesday, April 04, 2001 - 02:31 am Ifraha its not the air sista, remember I said we only use one time in our life, without even seeing it, and the air we use everyday 24/7. Beeleey its not that too bro, I said something we use, we don't use our life do we ? Its still open with anyone who can come up with an answer. ( Something we use just one time in our life without even seeing it ? ) good luck |
BS | Wednesday, April 04, 2001 - 03:00 am 1luv i think i know the answer it's the (Kafanka)? |