We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 17, 2001 - 08:01 am Fadlan dad badan ayaa boggan akhrisan lahaa laakiin afka Ingiriiska eed badankiinu wax ku soo qortaan ayaa mixnad ku noqday ee fadlan haddaad awoodaan af-soomaali wax ku soo qora si looga wada faa'iidaysto xikmadda idinka qubanaysa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 21, 2001 - 08:04 am To Warcadde' Walaal waa runtaa dadka qaarkiis baa mooda inay luuqad kale tahay reer magaalnimo. Hadii aysan aqoon sida loo qoro af soomaalga, waa u banaan tahay luuqad kale. Laakiin hadaad taqaaniin luuqadiina, fadlan ku soo qora.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 10, 2001 - 06:00 am war cade waa runtaa saxib lakiin adiga waxaan tahay nin oday ah waxaan arkay meelkale ee aad wax ku qortay aqyaarta aqyaarta aan kala faa iideeysanee telephone free ah ee yurub lagu wacdo sheega koley aniga mid baan hayaa lakiin waxaa qasab ah inaad homepage usameeysato side http://angelfire.com/cidii xiisaynaysa igala soo xiriir emailkaan{sanka90@hotmail.com,sanka90@hotmail.com} qofkii haya mid kasahlan kaas please email kaan iigu soo dir mahadsanid
|