Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): Hey hey hey....gabdhaha soomaalida beenta maad iska daysaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cooling

Monday, February 26, 2001 - 09:57 pm
dhab ahaantii waxyaalo ayaa aad ii dhiba markaan arko inay wali gaar ahaan habluhu ku sii dhaqmayaan,,hadaad gabar habeen sheekaysataan joo aanay doonayayn inay sheeko idinka sii dhexeyso maxaa dhibaatada iyo saacadaha laysugu badinayaa may runta iska sheegto inaanay doonayn inay sheeko dheer ka dhexeyso (aboowe bari ayaan kuu imaanayaa misana mar kale arki maysid maalmo kadib ayaad iskku arkaysaan magaalada markaasna waxaa bilaaabanaya excuse bilaa macno) can't we just grow up and be honest just for that thing,,,dumt it..?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Butterfly

Tuesday, February 27, 2001 - 03:36 am
loooooooooooooool Ok, bro am 1 of the somali girls and i don't use that kind of crab.Well it's not like all the girls does.I just hope those once who does 'll stop it too like u said it ain't good wasting somebodys time.It's not like they gonna die or something if they just tell the true i mean just let the person know u don't feel like having a conversation with them

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yassir.

Tuesday, February 27, 2001 - 10:30 am
HI all:
I totally agree with what Cooling saying because it's very true and it happenes only in somali communities. i was gonna add to that if u don't like the person just let them know that. at least he will find his way to someone else. U r westing his time and ur time if u don't tell him the Truth that u don't want him. although most of the glrs r shy about telling the truth or they think it's (Ceep)or some ••••, like that, No offence!!!
peace ya, all. and love each other...lol@@

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amaal

Sunday, April 08, 2001 - 04:49 pm
hi cooling walaalo waxaan kushegayaa in aad ku qaldanatahay waxyaabo badan.
1)hadii la iid naxo dacwo baad qabtaan hadii runta la idiin shego qofkas waad necbaneysaan.
2)wil somali waa walalkey waana u naxnaa runta wey dhibtaa dadka sidaa darteed gabdha idinkaa ku qasba in ey idiin shegaan been.
3)wil iyo gabar hadey saxiib yihiin hadey jacel uheynin ey ku tiraa walal kumajecli lakin taas ma aha in ey necebtahay lakin jaceel kii baa kadhamaday gabdhaa waxey jeclaan lahed walalo dad ah in ey noqdaan lakin asaga hadey jecleen waa kaga dhamatay , walalayal idin ka ayaa ku qasbaaya gabdha beenta.
4)beenta wil iyo gabar waa lawada shegaa idinkaba gabr aadnan jecleen ayaad isticmashaan amaba aad iskala socotaan idin koon jecleen,
gabdha somalida qaladka kali good malaha bro ee beenta waalawadashegaa wil iyo gabar ba
sidaa bey ila tahay aniga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cooling

Sunday, April 08, 2001 - 08:59 pm
to amaal:
walaashiis 1 thing waa runtaa laakinn muhiimada waa hadii aad runta isku sheegaysaan ama ka nax ama ku farax, ugu horayn tan laysku haystaa waa markaan gabar for first time aan kulano saaxiib malihi, waan kuu soo laabanayaa, bari ayaan kuu imaanayaa what da hell is that sappose to mean..waan ogahay dhalinyaradaba been way sheegaan taas kuuma diidani laakiin walaalo waa mid u baahan in laga wada fakaro oo xal loo helo,,,sida halkan aan sheekadan u keenayna ujeedadu dhallinyarada maaha laakiin hablahu way uga fara badan yihiin dhinacaas beenta iyo waliba inay isticmaalaan dhalinyarada ayagoo misan waxba u haynin...