Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): Radiyihiinu
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

radiyihiinu

Tuesday, February 27, 2001 - 03:17 am
laba islaan ayaa wada shekey sanaayey:
mid ayaa tiri naa heblaaya maantay bbc
madhageysatay? tiikale ayadoo war jacayl
haayo ayey tiri oo maxay sheegtay?
tii hore ayaa tiri waxay sheegtay sida..
sidaa.. iyo sidaa.. tiikale ayaa tiri
naa aniguba waan dhageys tayoo waxaa
oo dhan masheegine halkee baad ka keentay
markaasey tiri iyadoo kiiska iska waleysa
"oo raadiyahiinu waa imisa beteri qaad?"
waa 4 beteri qaad, markaasey tiri:
naa kaayagu waa 6 beteri qaad saa
daraaded wuxuu sheegaa war ka badan
kiina .............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Butterfly

Tuesday, February 27, 2001 - 03:20 am
loooooooooooooooooooooooooooooooolthat was funny:):):):):

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bro.M.C

Tuesday, February 27, 2001 - 11:14 am
wooooooooow looooooool man that funny as shiiiiit. Man I laughed so hard. tnx bro/sis. keep it up the good work