Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): London
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yow yow

Wednesday, February 28, 2001 - 04:05 am
nin ayaa yimid london, makaa ayaa
waxaa layiri: nin yahaw adigaa xamar
ka timaaday hadee bal xamar nooga waran
markaasuu intuu xoogaa amusay
ayuu yiri "xamar nafta raqiis wax
lacunana qaali" markaasaa hadana
la weydiiyay bal londona nooga waran
intuu hada amusay waxyar ayuu yiri
" meeshaan dooralee lacunooyaa
kuuk teedna ma maqleysid" ..........

N.B waxaan filaayaa qofkii
aan aqoonin afka reexamarka
inuu dhib ku noqon doono inuu
fahmo ula jeedada ka danbeysa
hadalkaan, fadlan weydii
qof xamar ku dhalatay
si ay kuugu fasirto,