Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): Ceelbuuuuuuuuuuur=========Part 4============
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Thursday, March 01, 2001 - 08:41 am
Nin baa bari Diin (Diidiin) wasay, markaasuu Diinkii madaxa iyo dabadaba naqsaday kolkaasuu ninkii guska kala soobuixiwaayay.
Markuu garanwaayey wax uu sameeyo diinkiina ku dheganyahay ayuu iskala socday. Ninkalaa ka horyimidoo ku yir "war xagee Diinka u sidataa?" wuxuu ku jawaabay "war masitee anigoo dariiqaa iska maraya ayuu guska iigadhegay". Ninkii baa caawinaad u fidiyey oo Diinkii ul madaxa kagamuday markaasuu Diinkii dabada lasoobaxay ninkiina alaabtiisa u daayey. Meeshuu u mahadcelinlahaa ayuu inta ninkii caawiyey kor ufiiriyey oo kuna yiri "Hooyadaa was; alla muxuu Diin wasay!!"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 01, 2001 - 08:43 am
hahaaaaaaaaaa That is realy funny man
liked.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 01, 2001 - 12:14 pm
balaayo ku wastaye meesha afka qurunka ah ha la imaan baadiyeyahow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Friday, March 02, 2001 - 02:56 am
TO: Ceelbuur
Sx salaan keddib aadbaan ugu qoslay sheekadaada balse waxaan jeclaan lahaa inuu Magaceennu kala duwanaado si noloo kala garto
Aniguna waxaan ahay ninkii seddaxda qeybood ee ilaqososha Ceelbuur soo qoray haddaba waxaa wanaagsan inaad la baxdo Ceelbuur'1, Ceelbuur'2 IWM,

waad ku mahadsantahay sheekada qosolka badan ee kuwa ku caayaya dheg ha u dhigin