Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Mar. 13, 2001): WAA SHEEKO RUN AH OO AAD KU QOSLI DOONTO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr qiso

Sunday, March 04, 2001 - 03:03 am
waxaa jiray wiil weershe ahaa ama cawarnaa
hadaba wiilka waxaa dhalinyaradu igu yeeri jirtay weershe. waxuun ku noolaa nayrobi hadaba maalin maal maha ka mid ah baa waxaa lays fahmay gabar
oo la sheekaystay waxaana habeenkii la wada seexday hotel.
hadaba isla markiiba waxaa layku bilaabay in lawada raaxaysto.
kadib markii ay dhamaysteen ayaa gabartii tiri
saxiiboow waxaa tahay nin fiican oon ka helay
lakin dhan walba lakin wiilasha aa la socoto ee
saxiibadaa ah ka har waa w iilal ciyaala suuqiina
oo marwalba oo mel ku soo maro way i xantaan oo waxay yiraahdaa gabadhaas waa dhilo ama beach
may ilaah ka baqaan xagay igu arkeen anigoo
dhilaysanaaya.
hadaba weershe oo isugu sheekada la socdaybaa yiri waa runtaa abaayo waa waa wiilal dhib badan
oo qof ka fakanaaya uusan jirin.
xataa aniga saaxiibkood ah waxay igu iigu yeeraan weershe. ama ugu xantaan kuwaan kuwo ilaah ka baqaaya ma aha ma anigaa weershe ah
gabadhiibaa shaki galay oo si fiican u fiirisay wiilka in dhahiisii mise waa weershe markaysay tiri ee saxiib aniga weershe waa ba tahay ma is iloowday.
weershe aa intuu qoslay yiri ii saxiib anigaba game ka waa ciyaartaaye hada maanaa ku qaba
oo xaas ii tahay.

raali ka ahaada haduu hadalo qaldan ku hadlay waa sheeko sxb ku dhacdaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhal-fo

Monday, March 05, 2001 - 07:30 pm
To: Mr.Qiso

Aaaaaaaaaaah weershe waa iga qoslisiiyey duqa.....

Dhal-fo.....