    Anonymous | Friday, September 01, 2000 - 03:40 am Waxaan aad ula yaabaa dhalinyarada maanta ku nool yurub& ameerika\ ineey aad u yar yihiin kuwa wax barta oo badidood aay ku jiraan ineey arimo run ahaantii mustaqbalka qofka aan wax mihiimad ah ku saleeyneeyn . waxaana ka mid ah. 1)inuu qofku jaad ama qamri cabo. 2inuu ka shaqeeyo dhul dhaqid isagoon doonaaynin inuu isku dayo inuu galin wax barto oo uu u maleeyneyo waxbarashada inaay waqtiga ka lumineeyso haba dhaqo dhulka shaqo waa shaqo laakiin waxaan uga dan leeyahay in la helo barito aqoonyahanadii wadanka laakiin soomaaliya ma dooneeysaa inaad barito ku noqoto adoon wax cilmi ah lahaayn waayo walaalayaal ogaada kuwa maanta wadankii jooga kaafiyi maayso boqol doolar oo aad u dirtid ee waxaa ku sugaaya wadan aan dhisneeyn aad uu u yar tahay inta wax taqaan. 3)ineey dadku ku mashquuleen raggaa xun& dumarkaa xun walaalayaal haddii aan waxbarano ma jirayaan waxaas oo dhan. 4)waxaad ogaataa waqtiga aan heeysanaa waa mid aad u yar mar haddii aad gashid 45 sano waa inaad cilmigaaga soo bandhigtaa ama dad ugu faaiidee ama noloshaada adoon dhibaatoon u miciinso waxii aad shalay soo baratay . waa iga intaas walaalayaal ha laga fiirsado aduunka waa mudo kooban waxaa la yiri wixii aad jeceshahay walaalkaa la jeloow salaadana ha lagu dadaalo waayo iyada ayaad barito maciinsaneeysaa.mahadsanidiin? mursal.ahmed.abyan. |
    ahmed abdi ali | Friday, September 01, 2000 - 10:45 am wallaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay waanadaada qofkii wax ku qaadanaayo waana runtaa sidaad sheegtay aad iyo aad ayey u yar tahay inta ka fakirto waxbarashada |
    MUSTAFA | Sunday, September 03, 2000 - 10:17 am WALAAL MURSAL AAD & AAD AYAAD UGU MAHADSANTAHAY WAANADAADA WAXAANA RAJEEYNAYAA KUWA AAY DHIBAATADAAAS MAANTA HEEYSATO INEEY WAX FAHMAAN OO AAY KA KACAAN HURDADA AAD BAANA UGU FARXAY MARKII AAN AQRIYAY QORAALKAAGAAN DAHABIGA AH WAXAANA U UMALEEYNAYAA DADKA QAAR INAAD TUSAALE SIISAY NABAD GALYO HALKAAS KA SII WAD WAANADAADA MUSTAF AXMED |
    sahra | Tuesday, September 26, 2000 - 10:21 am mustafa axmad walal sifiican baan u aqriyay warkaad sooqortay wana kugu racasanahay maxaayelay dadbadan ayaa aminsan in waqti lumis eytahay waxbarashada qalad ey kafahmeen marka waxaan urajeynaa walalyasheena soomali liyeed in ey ku dadlaa waxbarasha waxbarashada waamid ku anfaceeda lakin xamale aad waqtibadan kashaqey neysay ayaa wxad ku siigee daqiiqado kubeelee waxad shaqen jirtay oodhan amaba dhib uma mari jiratay marka wilakas walalkeena talo buu dhiiba na anfacda anagoodhan ee haladadaalo wlalahena somaliyed waxaanasugaaya wadan keena ogaada dadaalka halabadiyo iyo ala kacabsiga |
    ladan | Thursday, October 26, 2000 - 05:46 am mursal walaal si wanaagsan ayaad wax u sheegtay laakiin aawey kuwii ku dhageysan lahaa ladan |
    Anonymous | Monday, January 15, 2001 - 07:44 am A-salami caleku salaanta musalinka ka dib.Anigu waxaan ahay gabar daadeedu u dhaxeesa 17-20 jir hada ka horana maan helin wax iiga iga wangsan diinatayada,anigo jooga dhul gaalo ah maxaa yelay halkan way iska dhibato badan tahay walaalayaal yan hadal idin ku daliniin.Waxaan idin kula darrdaramayaa Alle ka cabbsi nagatayda & tiinabaa,yaay idin ku dhicin sidi uu Illahay ku yiri Qurankiisa iyaoo musalimin ah. "ILLahay wuxuu yiri kuwi ay malaaigti oo fsatay(warasatay) nafatooda dulamiyay maxaad ku sugneedeen "marakaas bay dheheen waxaan ku ahen dhulaka Alle kuwo duu leesan" markaas bay dhahen mala`igti maysan dhulaka Alle balarneen ad iskaga gurataan kuwaas hoyagooda nar bay ahatay" Surat AL-ancam Marka walaalayal qof walaba oo ku nol dhul galo ah waa inu diinatisa mu jisataa oo wax kasatoo karankisaa uu sameeyaa maxayeelay hadi kale waxaa kudhacayasa sidi kuwas oo kale,hadan walaal xadiski Rasuulaki Alle (N:N:K wuxuu aha anigu waxaan banaanka ka ahay musalim wallaba oo ku nol dhul galo,Nabigi Alle na hadu banaanka ka maroona waa hoog oo dhan. marka dhibatooyinkaas oo dhan waxaa loogaga bixi karaa sidee ay culumadu sheegen mar hadeey ku keenatay dhibaato halakaan. 1)inaad diinataada mujiisatid si kasatoo ad awoodi karatid 2)FX. in wiilaku garaka dheeresan karaa isagoo ku dayaanaaya suunihi Rasuulaka (S:C:W xasuusana wixii u ILlahay yiri waxaa idin ku sugana Rasuulaka Alle ku dayashoo wangasan ki rajeenaya Illahay & malinta Qiyaamo. * sidoo kale waa iney gabadhu qaadataa xijaabki sharciga aha oo lagu yaqaanay habalihi xishoodaka badana anigaba an ahade. 3)in u qofka had iyo jer lasocadoo muxadaradaha Islamiga ah si u uga faaideesato sida malamaha jimcada,ciidaha ,uruurada,iyo isgargarsiga walaalaha musalimaka ah.IWM walaalayal Illahay hana wafiqasiyo jidaka toosan AMIIN AL-SALAMU CALEKUM SALAAN DIRAN |
    Raxma | Monday, January 15, 2001 - 07:47 am A-salami caleku salaanta musalinka ka dib.Anigu waxaan ahay gabar daadeedu u dhaxeesa 17-20 jir hada ka horana maan helin wax iiga iga wangsan diinatayada,anigo jooga dhul gaalo ah maxaa yelay halkan way iska dhibato badan tahay walaalayaal yan hadal idin ku daliniin.Waxaan idin kula darrdaramayaa Alle ka cabbsi nagatayda & tiinabaa,yaay idin ku dhicin sidi uu Illahay ku yiri Qurankiisa iyaoo musalimin ah. "ILLahay wuxuu yiri kuwi ay malaaigti oo fsatay(warasatay) nafatooda dulamiyay maxaad ku sugneedeen "marakaas bay dheheen waxaan ku ahen dhulaka Alle kuwo duu leesan" markaas bay dhahen mala`igti maysan dhulaka Alle balarneen ad iskaga gurataan kuwaas hoyagooda nar bay ahatay" Surat AL-ancam Marka walaalayal qof walaba oo ku nol dhul galo ah waa inu diinatisa mu jisataa oo wax kasatoo karankisaa uu sameeyaa maxayeelay hadi kale waxaa kudhacayasa sidi kuwas oo kale,hadan walaal xadiski Rasuulaki Alle (N:N:K wuxuu aha anigu waxaan banaanka ka ahay musalim wallaba oo ku nol dhul galo,Nabigi Alle na hadu banaanka ka maroona waa hoog oo dhan. marka dhibatooyinkaas oo dhan waxaa loogaga bixi karaa sidee ay culumadu sheegen mar hadeey ku keenatay dhibaato halakaan. 1)inaad diinataada mujiisatid si kasatoo ad awoodi karatid 2)FX. in wiilaku garaka dheeresan karaa isagoo ku dayaanaaya suunihi Rasuulaka (S:C:W xasuusana wixii u ILlahay yiri waxaa idin ku sugana Rasuulaka Alle ku dayashoo wangasan ki rajeenaya Illahay & malinta Qiyaamo. * sidoo kale waa iney gabadhu qaadataa xijaabki sharciga aha oo lagu yaqaanay habalihi xishoodaka badana anigaba an ahade. 3)in u qofka had iyo jer lasocadoo muxadaradaha Islamiga ah si u uga faaideesato sida malamaha jimcada,ciidaha ,uruurada,iyo isgargarsiga walaalaha musalimaka ah.IWM walaalayal Illahay hana wafiqasiyo jidaka toosan AMIIN AL-SALAMU CALEKUM SALAAN DIRAN |