Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): Odaygii iyo dabakafuulkii
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asaga

Saturday, September 02, 2000 - 08:11 pm
Oday kasoo safray duusa mareeb aa suuqa bakaaraha maqaayad kutaala shaah ku cabaayay odaygii aa niman wuxuu u sheegaayay inuu gaari raaco yar dabakafuul ah ama kirishbooy ah aa sidaan bayna u wada hadleen
Wiil: Duqa mabaxeesaa
Oday: Maandhoow halkaas iyo dhuusa mareeb ayaan kulaabanayaa
wiil: adeer aniga dabakafuul aan ahayee anaa boosteejada ku geenaa

ODAYKII INDHAHAA SOO BAXAY
oday: Acuudu Minaka warbalaaya dabada kaafuushaye wajigeena noo dhaaf wallee xamar waxaan waan kafilanayay...


Byyyyyyy