Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): Nin walbow waxaad wadankaaga ka heli karo oo ku badan tuur.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jag

Sunday, September 17, 2000 - 10:47 am
beri ayaa diyaarad hawada ku xumaatay.labada ingiin mid ka mid ah yaa shaqayn waayay. markaasaa pilot kii yari" waa inaan culayska dhinaa si diyaaradu ay inoo gaadsiiso meel ay ku degi karto", isagoo hadalkii sii wata ayuu yiri"qof walbow waxaad hubto inaad wadankaagi ka helayso escape bag a ku rid hala si xaga danbee diaarada looga tuuro".Nin maraykana wuxuu tuuray buurso dollar ah oo wuxuu yiri aniga dolar ma waayayo. mid faransiisa wuxuu tuuray boorso barafuuna oo wuxuu yiri aniga iyo cadar waa wada dhalanay meel ma iga jiro. mid sucuudi ah wuxuu soo qabtay nin bakistaani ah wuxuu yiri aniga kuwaan bakistaanida ah aan meel aan ka maro waayay oo meel kastoo wadankayga taagan isagoo kale kama waynayo wadankaygii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caaqil

Tuesday, September 19, 2000 - 03:40 am
sxb daacadii aad iyo aad ayaad iiga qoslisay ee saas ku soco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaftan

Tuesday, September 19, 2000 - 07:08 am
sxb sheekada waa aykaa kala maqantahay intii ugu qosolbdneed ee ku saabsaneed somalida ayaa kaamaqan waa dadaashay oo koobi uma'xumid sidaa ku'wad mahadsanid