Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Sept. 29, 2000): Laba naagood baa waa is diriray .............
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 17, 2000 - 04:45 pm
..Meesha uu dirirku ka dhacay waa xamar. Waqtigu waa todobaatameeyadii.Laba naagood dais bay haayeen, mid waa reer xamar ta kalana waa reer waqooyi. Af dirirkii dhex marayna waa kan:

.........

Nwaqooyi: Naa ma anoo laandheer Hjecela baad ila hadleysaa.
Nreerxamar: Hadaad laandheertahay ninkaagaa dhib qaba.

Reer waqooyiga
laandheer == Qabiilka/lafta tirada badan

Reer xamar
Laandheer == Cowrada