Page 2 of 3

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Sat Apr 03, 2010 6:55 am
by Faarax-Caytame
Anu Abayoonis aanu ka waraabino ceelka garlooguba, inta ka soo hadhana uu abraahiin ku waraabiyo danood baan ogaa.
ee goor ay 10 kursi ku heleeen jigjiga, waa aduun iga dambeeyay

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Sat Apr 03, 2010 11:00 am
by hanqadh
:lol:

Queen :rose:

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Mon Apr 05, 2010 7:01 pm
by Murax
hanqadh wrote:
Xubnaha baarlamaanka ee yeelanayso magaalada Jijiga ayaa waxaa lagu soo dooran doonaa qabiil iyo beelaha taariikhiyan deegaan ahaan magaalada iyo deegaamada ku xeeran u degi jiray.Baarlamaanka hoose ee magaalada yeelan doonto ayaa lookalaqaybsaday sidan soo socota:

1-Bartire 18
2-Yabaree 15
3-Sheekhaal 7
4-Abaskuul 7
5-Hawle 3
6-Ogaadeen 5
7-Gari 10
8-Jaarso 3
9-Akishe 3

Tirada Guud ee xubnaha 70.

I never heard of these qabiilooyin, who the heck are they?
:down:

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Mon Apr 05, 2010 7:03 pm
by The_Emperior5
Akishe is ancient Somali tribe such as magaade

yabare is jidwaaq

jaarso is oromo ethnic oromos somaliyoobey

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Tue Apr 06, 2010 6:17 pm
by Cumar-Labasuul
The_Emperior5 wrote:Akishe is ancient Somali tribe such as magaade

yabare is jidwaaq

jaarso is oromo ethnic oromos somaliyoobey
Have you heard of madigaan? My maternal granmother(AUN) was madigaan :up:

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Tue Apr 06, 2010 6:22 pm
by The_Emperior5
Cumar-Labasuul wrote:
The_Emperior5 wrote:Akishe is ancient Somali tribe such as magaade

yabare is jidwaaq

jaarso is oromo ethnic oromos somaliyoobey
Have you heard of madigaan? My maternal granmother(AUN) was madigaan :up:

yeah i have heard of them people say they are dir but i am not sure they are dir wa ancient iyaguba

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Tue Apr 06, 2010 7:57 pm
by guryasame
soon da minorities in bosaso will be complaining about hj taking over,,,dashiisho will pproclaim Hj hanaga baxdo lol

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Tue Apr 06, 2010 8:01 pm
by guryasame
Oh sry posted in da wrong place...queen I think jigjiga is safe from rer abtiga or am I wrong, some biciido qayilsan is building all over jigjiga?

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Wed Apr 07, 2010 10:49 am
by Queen_Arawello
^^ :lol: :lol: Gurysame are u Hj :o

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Wed Apr 07, 2010 1:48 pm
by guryasame
Queen
Dee ha inabti weliba farax cabdille, sow axmed farax kumey dhalin anaa ka xiga cali gaab he is adan madoobe ;)

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Thu Apr 08, 2010 2:33 am
by ina aadan
Kohi
Amba maan arag shaqsi neefsada oo baalcada
waanse maqlaa :lol:

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Thu Apr 08, 2010 7:41 am
by Queen_Arawello
Guraysame i didnt knw u were farax cabdile.. used think u was black adam :lol: soo dhawoow :D

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Mon Apr 19, 2010 12:59 am
by omran
caqligiina waxa waalay waa kuraas somali war idinka ma ka fekerteen xaalada aad ahadda ku socotan waxaad uun ka sheekayn kuraaast jigjiga war waxaa laydiin ka qaadaya mar dhaw kuraasta ama aqoonsiga inaad tihiin dad jiray oo ku noolaa wadanka

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Mon Apr 19, 2010 8:40 am
by omran
lollllll
guryasame wrote:Queen
Dee ha inabti weliba farax cabdille, sow axmed farax kumey dhalin anaa ka xiga cali gaab he is adan madoobe ;)

Re: New Jigjiga Maamul seats(Dabaqoodhi) Based on Qabiil.

Posted: Mon Apr 19, 2010 1:51 pm
by ina aadan
hanqadh wrote:Ina aadan Hawle'na muxuu ahaa waligay ma maqal ma magac kala leeyihiin.

Abaskuul ina kuraasta loo badiyay ahayd.
War waan soo ogaaday Hawle qoladay galaan waa gabooye