Beesha Wagardhac and Saleeban start peace talk in Cadaado

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Beesha Wagardhac and Saleeban start peace talk in Cadaado

Post by XimanJaale »

30 years of conflict between Beesha Wagardhac, Amaanreer and Beesha Saleebaan, Habar Gidir might come to an end, after peace talks starts in Cadaado.
Shir lagu nabadeynayey beello ka soo jeeda degmooyinka Cadaado iyo Dhabad oo la qabtay

Published on October 12, 2011
Cadaado: 12 October 2011:

Kulankan oo ay isagu yimaadeen Waxgaradka,Culuma’udiinka iyo Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa waxa lagu soo Afjareyey Colaado Mudo 30-sano ku dhow u dhexeeyey Beelaha Walaalaha ah ee ka soo kala jeeda Deegaanada Dhabad iyo Cadaado.

Waxgaradka iyo Culuma’udiinka Labada Dhinac ee Maanta kulankoodu ka dhacay Magaalada Cadaado ayaa Dhamaantood waxa ay soo bandhigeen Sida ay shacabku ugu baahanyahay in la soo gebe gebeeyo Colaada Labada Beelood ee walaalaha ah oo Sababtay kala fogaashaha Laba shacab.

Qaar kamida Odoyaasha iyo Waxgaradka kulanka ka yeeshay Sidii loo soo afjari la haa Colaadaha iyo is ugaarsiga ka dhexeeya Labada Beelood ee Deriska ah ayaa sheegay in aan wax faa’ido ah Haba yareetee lagu gaareeyn Colaada ka dhxeysa Labada Beelood islamarkaan loo baahanyahay in sida uga dhaqsiyaha badan loo soo Geben gebeeyo Colaada wax waliba lagu xaliya Shareecada islaamka.

Guddoomiye ku Xigeenka Baarlamanka Ximan iyo Xeeb Daahir Xirsi Cabdi oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Colaadu Dhibaato mooyee aysan Faa’ido lahayn loona baahanyahay in la dhameeyo Waxwaliba oo dagaal sababi kara.

Ugu danbeyn Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Callahi Macalin Aadan Tiiceey oo kulanka ka qeyb galay ayaa hadalo dardaaran ah u jeediyey Labada Dhinac isgoona sheegay ka Maamul ahaan inay gacan ka geysanayaa wax waliba oo nabada lagu gaari karo.

Waxgaradka,Culuma’udiinka iyo Odoyaasha ka soo kala Jeeda Deegaanada Cadaado iyo Dhabad ee Maanta kulankoodu ka dhacay Magaalada Cadaado ayaa ku balamay kulan kama danbeys ah oo Gebi ahaanba lagu soo afjarayo Colaada Labada Beelood waxayna iyagoona Rajo wanaagsan ka muujiyey soo afmeerida Colaada Raagtay ee u dhexeeysa Dadka reer Miyiga ah.
Image

I welcome peace between these to clans :up: Somalia needs peace :som:
User avatar
Hard-Rock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1419
Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
Location: Azania state of Somalia

Re: Beesha Wagardhac and Saleeban start peace talk in Cadaad

Post by Hard-Rock »

There should be no peace with Saleban savages period :evil:
Wagardhac :heart:
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Beesha Wagardhac and Saleeban start peace talk in Cadaad

Post by Monk-of-Mogadishu »

Mujahideenta Wagardhac should speak louder and voice their intent to join Puntland fully---our port is their port! :up: :som:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Beesha Wagardhac and Saleeban start peace talk in Cadaad

Post by Murax »

30 year conflict? These Guys have been fighting for more than a hundred years. At least thats what My Wagardhac relatives say :lol:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Beesha Wagardhac and Saleeban start peace talk in Cadaad

Post by quark »

30yrs? :shock: peace and development is the only way forward :up: mashallah
union
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9071
Joined: Sat Oct 31, 2009 8:02 pm

Re: Beesha Wagardhac and Saleeban start peace talk in Cadaad

Post by union »

Victory to the Wagardhac. :up:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Beesha Wagardhac and Saleeban start peace talk in Cadaad

Post by Advo »

union wrote:Victory to the Wagardhac. :up:
Victory :up:
User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: Beesha Wagardhac and Saleeban start peace talk in Cadaad

Post by OliveOil »

It has been more than 30 years!!! :down: :down:



If you are not a Wagardhac ama Saleebaan...you don't know how this feels....it is sick and it will create so much animosity in u for the opposing qabiil! It got me to a point where I dislike Saleebaan more than Hawiye oo dhan! :roll: :lol:



Actually I don't dislike Saleebaan...but I would think twice about marrying them or being friends with them :geek: :lol:
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Beesha Wagardhac and Saleeban start peace talk in Cadaad

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Hard-Rock wrote:There should be no peace with Saleban savages period :evil:
Wagardhac :heart:
:up:
pmfaraajo
Posts: 231
Joined: Wed Mar 02, 2011 5:21 pm

Re: Beesha Wagardhac and Saleeban start peace talk in Cadaad

Post by pmfaraajo »

hutu animals must move back to ugand.. This is our land.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”