Page 1 of 3

Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Sat May 05, 2012 4:09 am
by salool



Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Sat May 05, 2012 11:28 am
by salool

Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Sat May 05, 2012 1:23 pm
by HilaacHills
Maashallah, wacdi fiican buu ahaa, Ilaahay khayr iyo ajar ha kaa siiyo, sis for posting it. Shiikh Mustafana illaahay ha ka abaal mariyo oo ha barakeeyo, muxaadarooyinkiisa aad baan u xiiseeya.
Funny note: Yaraantaydii aad baan u qadarin iyo ixtiraami jiray shiikhan, waayo waxaan u malayn jiray in uu ahaa nabigeena Maxamed SCW. I actually still believed that till I turned 10. :lol:


Waa runtiis, waxaa inaga luntay tilmaamtii iyo hadafkii adunkan loo joogay, ee Ilaahay kuligeen ha inaga wada dhigo kuwii ka faa'iidaystaa oo uu ku anfaco, aamiin. Tusaalihii uu ka soo qaaday markabka camiran ee dadna fuula la yidhi, meel allaaliyo meesha uu u socdaana la garan maayo, made me laugh so hard. Waa runtiis, cibaado la'aan waa duli-nimo. :down:

I'll watch the other one, markaan soo casheeyo, inshallah. Looking forward to it, because I really need to work on my confidence.

Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Sat May 12, 2012 12:17 am
by abuu_dujaana
I'll watch the other one, markaan soo casheeyo, inshallah. Looking forward to it, because I really need to work on my confidence.[/quote]
:D
I will watch too as soo as I can.

Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Sat May 19, 2012 6:09 am
by salool

Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Fri Jun 08, 2012 10:47 am
by salool



Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Mon Jul 16, 2012 2:46 pm
by salool

Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Fri Aug 17, 2012 8:22 am
by salool


Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Fri Sep 07, 2012 1:47 pm
by salool

Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Fri Sep 07, 2012 7:34 pm
by abuu_dujaana
Maasha Allah salool cadeey waa ku mahadsantahay muxadarada qayimka ah aad inoo soo gudbisay, weliba sifiican ayaan ugu raaxaystay. :up:
Sheikha qosolkuu iga dhammeeyey, markuu dhahay Aduunyada iyo Aakhirada waa laba naag oo la isla qabo oo kale, marnaba ma heshiiyaan. :)

Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Sat Sep 08, 2012 1:52 pm
by salool
^^Adaa mudan walaal.

Shiekh mustafe ilaahy ha ka abaal mariye, cajaladaha laga so duubo wacdigiiso aad bey oo fiican yehiin. :up:

Labada naagood mid uun ba dooran aakhirka, wa runtii.I'm truly amazed by the stories of the profet csw and his simple life.

Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Mon Sep 17, 2012 10:37 am
by salool

Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Sun Jan 06, 2013 11:26 am
by salool

Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Wed Feb 06, 2013 4:12 pm
by abuu_dujaana
Waxaan maalin dhawayd laba mar dhagaystay Hadafka Qofka Muslimka sidaan ugu bogay ma malaysan kartid.
Fii mizaanil xassanaat yowmul qiyaamah insha Allah(yowmu laa yanfacu maalun walaa banuun illaa man ataLaaha bi qalbin saliiim)

Re: Hadafka Qofka Muslimka ah

Posted: Sat Mar 09, 2013 5:21 am
by salool
^^Aamin :up: