Ilaah ha u NAXARIISTO.
..........................................................................
Source: Somalitalk.com
Nin Soomaali ah Jimcadii Lagu Diley Maraykanka
Marxuumku waxa uu ka tegey xaas iyo 8 carruur ah oo jooga Ohio
Phoenix, Arizona | Apr 6, 2007
IDEO: Videoga warka TV-ga News5 ka daawo halkan
Magaalada Phoenix ee gobolka Arizona ee dalka Maraykanka ayaa Jimcadii (Apr 6, 2007) waxaa lagu diley nin Soomaali ah. Waxaa warku sheegay in arrinta dilkani dhacay kaddib markii marxuumku uu gaarigiisa istaajiyey meel gawaarida la dhigto, ayaa inta ninkale gaari kale ka soo degey uu toogasho ku diley marxuumka.
Sida uu sheegay telefishanka News5 ee Phoenix AZ, oo soo xiganeyey booliska, waxa uu marxuumku tegey guri uu ka soo qaadi lahaa saaxibadiis si ay u aadaan salaada Jimcada, markii uu gaarigiisii istaajiyey meesha gawaarida la dhigto ayaa waxaa halkaas durbadiiba ugu yimid nin kale, oo sida loo malaynayo muran halkaas ka dhashay la xiriira meesha gaariga la dhigto, markaasna uu bartii ku toogtey marxuumka.
Meesha lagu diley marxuumka. Guri ku yaal isgoyska: 41st Street & McDowell Road. Phoenix, AZ
Waxaa warku intaas ku daray in ninkan wax toogtey uu gaari uu watey inta uu xagga dambe kaga duqeeyey gaarigii marxuumka ayuu inta uu gaarigiisii ka soo degey waxa uu toogtey marxuumka oo weli ku dhexjira gaarigiisii. Markaas kaddib ninkii wax toogtey waxa uu ka cararay bartii, waxana uu kaga cararay gaarigii uu watey.
Laakiin cabbar kaddib, ayaa nin soo laabtay oo gaarigii ninka wax toogtey ka kaxeeyey meeshii, waxaana warku sheegay in gaarigaas iyo ninkii wadey la qabtay oo su'aalo la weydiinayo. Lama hubi in ninka la qabtay uu yahay kii dilka geystey iyo in kale, laakiin waxaa la hayaa gaarigii uu watey.
Boolisku waxay sheegeein in dilku dhacay qiyaastii duhurnimadii Jimcadii, kana dhacay guryaha ku yaal isgoyska 41st Street & McDowell Road ee magaalada Phoenix, AZ.
Marxuumka Soomaaliga ah oo aan weli magaciisa la sheegin, waxa uu telefishanka News5 uu ku tilmaamay in uu ahaa qaxooti ka yimid Soomaaliya, waxana uu ka tegey xaas iyo siddeed carruur ah oo jooga gobolka Ohio. Waxa uu Phoenix u tegey shaqo.
Isha: ABC15, News5.
BREAKING NEWS....Innocent Foreign Murdered In Mogadishu !!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: BREAKING NEWS....Innocent Foreign Murdered In Mogadishu !!!!
Alla ha u naxariisto
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: BREAKING NEWS....Innocent Foreign Murdered In Mogadishu !!!!
Ilaahay ha u NAXARIISTO.
misleading topic title
"Nin Soomaali ah Jimcadii Lagu Diley Maraykanka"
to
"BREAKING NEWS....Innocent Foreign Murdered In Mogadishu !!!!"
beer mooz/muus iyo bariis qalalan
misleading topic title
"Nin Soomaali ah Jimcadii Lagu Diley Maraykanka"
to
"BREAKING NEWS....Innocent Foreign Murdered In Mogadishu !!!!"
beer mooz/muus iyo bariis qalalan
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 541 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 407 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 2 Replies
- 543 Views
-
Last post by Lacageylacag
-
- 8 Replies
- 1643 Views
-
Last post by Guul13
-
- 32 Replies
- 2693 Views
-
Last post by Ashlee~
-
- 1 Replies
- 477 Views
-
Last post by kambuli
-
- 6 Replies
- 1094 Views
-
Last post by Chinaman
-
- 12 Replies
- 960 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 5 Replies
- 567 Views
-
Last post by Cilmiile