Heestan oo uu curiyay abwaanka Siciid Saalax Axmed, oo ka tirsanaa hoboladii kooxda iftin ee wasaaradda waxbarashada, ayna ku luuqayn jirtay fanaanaddii Maryan Muuddey, waxaan jeclaystay inay u noqoto rugtan halhays. Waa heesihii loogu dabbaaldegay xilligii dhalashada afsoomaaliga qoran.
Cabdirashiid Caydiid oo wax ka barta Carleton University, Ottawa, ayaa si sharafi ku jirto noogu sheegay magaca abwaanka heesta curiyay iyo hoobaladda ku luuqaysaba. Mahadsanid Cabdirashiid.
Anba qaadka geediga
Marka owrta lo raro
Heesaha u gaarka ah
Waxa lagu aloosaa
Duco Eebeeheen iyo
Addin iyo af wada jira
Alif la kordhebay, Alif la hoos dhebay, Alif la goday
AA - alif la kordhebay alif lagu reeb
II - alif la hoos dhebay yaa lagu reeb
UU - alif la goday wow lagu reeb
(Abwaan Siciid Saalax Axmed)
Heestan oo uu curiyay abwaanka Siciid Saalax Axmed!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 2136 Views
-
Last post by Ahmed-Gurey
-
- 0 Replies
- 524 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 1 Replies
- 2943 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 14 Replies
- 1265 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 0 Replies
- 452 Views
-
Last post by SayyidUmar
-
- 6 Replies
- 799 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 5 Replies
- 2642 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 3 Replies
- 587 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 11 Replies
- 966 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl