Sawirka Todobaadka:Madaxweynaha Somaliland Mudane A.Siilanyo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Sawirka Todobaadka:Madaxweynaha Somaliland Mudane A.Siilanyo

Post by Siciid85 »

Sawirka Todobaadka: Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo


Image


Hargeysa, (Qaran News)-Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayay la soo gudboonaatay todobaadkani biyo la'aantii ugu baaxada balaadhnayd tan iyo in mudo dheer ah, xaafadaha haradani hada waa kuwii biyaha heli jiray qaarkood oo badidoodu ay haraadan yihiin muddo todobaad iyo badh ah xaafadihii kale hadalkoodba daa, taasi oo ay u sii dheer tahay sicirka raashinka oo cirka isku sii shareeraaya iyo nolosha oo sii adkaanaysa maalinba maalinta ka dambaysa.

Madaxweyne toos oo maye balanqaadyadaadii quruxda badnaa ee biyaha aad ku balan qaaday in aad gaadhsiin doontid guri kasta oo caasimada ka mid ah, dalka intiisa kalena waa ku sugayaa ee toos
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Sawirka Todobaadka:Madaxweynaha Somaliland Mudane A.ceeb

Post by djibsomali »

i was the first on this one

saciid thief lool lool
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Sawirka Todobaadka:Madaxweynaha Somaliland Mudane A.ceeb

Post by Siciid85 »

djibsomali wrote:i was the first on this one

saciid thief lool lool


:lol: laakinse you didn't post it in the sland section, i was just browsing through qaran and i found this picture and interesting news.
User avatar
AbrahamXirsi
Posts: 136
Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm

Re: Sawirka Todobaadka:Madaxweynaha Somaliland Mudane A.ceeb

Post by AbrahamXirsi »

Siciid85 wrote:Sawirka Todobaadka: Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo


Image



:lol: :lol: [
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Sawirka Todobaadka:Madaxweynaha Somaliland Mudane A.ceeb

Post by GENERAL_SNM »

This aint funny. Siciid you should be ashamed, you idiot. Cuqdaad ba Silanyo ku geysay. :down:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Sawirka Todobaadka:Madaxweynaha Somaliland Mudane A.ceeb

Post by Siciid85 »

Siilaanyo is a somaliland president just like all the past somaliland presidents, and every somalilander has the right to post news and pictures about him get used to it. :arrow:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”