Somalinet/Soomalida Caadi mahaan!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Re: Somalinet/Soomalida Caadi mahaan!

Post by Sagaashan »

veiled, me being married with children :steviej: alxamdulillahi, life has been good and fulfilling. I have never seen someone link hurda la'aan with iman, mashallah you must be religiously inclined to have such a thought. I always associate sleepiness with some lingering thought of coulda-shoulda done scenario or something eventful coming up, but never to Imaan.
User avatar
adam2000
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 285
Joined: Sat Jul 28, 2007 2:23 pm

Re: Somalinet/Soomalida Caadi mahaan!

Post by adam2000 »

war waa dhuuni
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Somalinet/Soomalida Caadi mahaan!

Post by ModerateMuslim »

go back to somalilife if you don't want politics. this a somali forum - although you'd not know it by looking at the main section full of shallow relationship and womens issues threads.
isirreys
Posts: 13
Joined: Tue Sep 18, 2012 3:21 pm

Re: Somalinet/Soomalida Caadi mahaan!

Post by isirreys »

Qofka Soomaaliga CEEB bay ku tahay inuu yiraahdo, "Waxaas ma AQAAN!" Marka taas ayaa keenaysa in meel kasta aan farta la aadno xattaa haddii aynaan aqoonteeda lahayn. Nin Soomaaliyeed oo aan weligii arag markab ayaa mar la weydiiyey inuu wax ka yaqaan axwaasha badda iyo maraakiibta yiri, "Addeer abidkeyba waxaan soo ahaa Badmaax dalmareen ah; xirfadda aan wadista maraakiibta u leeyahayna waa mid ay sareyso tayadeedu". Hadda ogow oo ninka saas u tiraaboonaya markab uu waddo iska daaye xattaa weligii Bad ma uusan arag!
User avatar
Barwaaqoiyobashbash
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1952
Joined: Fri Jun 15, 2012 8:07 am
Location: Cirka iyo dhulka dhexdooda

Re: Somalinet/Soomalida Caadi mahaan!

Post by Barwaaqoiyobashbash »

isirreys wrote:Qofka Soomaaliga CEEB bay ku tahay inuu yiraahdo, "Waxaas ma AQAAN!" Marka taas ayaa keenaysa in meel kasta aan farta la aadno xattaa haddii aynaan aqoonteeda lahayn. Nin Soomaaliyeed oo aan weligii arag markab ayaa mar la weydiiyey inuu wax ka yaqaan axwaasha badda iyo maraakiibta yiri, "Addeer abidkeyba waxaan soo ahaa Badmaax dalmareen ah; xirfadda aan wadista maraakiibta u leeyahayna waa mid ay sareyso tayadeedu". Hadda ogow oo ninka saas u tiraaboonaya markab uu waddo iska daaye xattaa weligii Bad ma uusan arag!
Boqol kii boqol,waa kuugu raacsanahay. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”