Saacid is a Nazi

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Saacid is a Nazi

Post by AbkoowDhiblaawe »

Raísulwasare Saacid ku tegay Garowe,Galkacyo,Dhuusamareeb,Caabudwaaq,Marko,Kismayo ,Beledweyne iyo Jowhar ayaa dhamaantood si isku mida muujinaya isagoo bixinaya salaan lagu xasuusto manaxihii dunida soo maray ee Adlor Hitler. Sawirkii ugu dambeeyay ee looga qaaday Jowhar ilaa kii ugu horeeyay ee Marko wuxuu Raísulwasaraha bixinayaa salaan gacan taag togan taas oo Xeeldheerayaashu Calaamatu Su''aal saareen? waxa uu kala jeedo.
Dadka qaar waxay leeyihiin wuxuu salaanta uga dayanayaan Hitler halka tira yarna qabaan inay ka tahay aqoondaro.

Inkastoo Warbaahinta Waagacusub ku deg degi karin sababta Ra''isulwasaraha u jeclaaday inuu salaan bixinta uga daydo Hitler hadana waxay salaan bixintiisu tahay mid laga xanaaqo dalalka reer Galbeedka gaar ahaan Yahuuda oo si arxan daran u xasuuqay Hitler.
Adolf Hitler wuxuu ahaa Nin u dhashay Austria oo ka mida Siyaasiyiinta Jarmalka ,wuxuuna noqday Hogaamiyaha Xisbigii Nazi Part ee afka Jarmalkana loogu yeeri jiray Nationalsozialistische Deutsche Arbeiterpartei (NSDAP); halka micna ahaana uu Ingiriisku yahay National Socialist German Workers Party .
Dagaalkii labaad ee dunida ayuu ADLOR HITLER taariikh muruga badan ku reebay dalalka Yurub iyo Holocaust.



Image

Image

Image
Last edited by AbkoowDhiblaawe on Tue Apr 02, 2013 11:25 pm, edited 1 time in total.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Saacid is a Nazi

Post by AbkoowDhiblaawe »

Man i love Waagacusub :russ: :russ: :russ: :dead: :dead:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Saacid is a Nazi

Post by The_Patriot »

culusow angry cos galmudug was rejected now he is venting his anger on waagacusub. :russ:
User avatar
eliteSomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5746
Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
Location: Jewnited States of America.

Re: Saacid is a Nazi

Post by eliteSomali »

Who the hell is Adlor hitler? war kuwaan wax qorqora computerada ka fogeeya.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Saacid is a Nazi

Post by AbkoowDhiblaawe »

eliteSomali wrote:Who the hell is Adlor hitler? war kuwaan wax qorqora computerada ka fogeeya.
:lol: :lol: :lol:
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Saacid is a Nazi

Post by GeoSeven »

Eaglehawk is ecstatic with this news :lol:
User avatar
Based
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3956
Joined: Tue Sep 06, 2011 5:23 pm
Location: Can't think of anything witty or interesting

Re: Saacid is a Nazi

Post by Based »

:wow:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Saacid is a Nazi

Post by FarhanYare »

GeoSeven wrote:Eaglehawk is ecstatic with this news :lol:
:dead:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”