She Warned Us Of ICU Al Shabaab Summer Of 2006
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: She Warned Us Of ICU Al Shabaab Summer Of 2006
Babygirl- go learn Somali eedo is clearly talking about Islamic Courts Union. Who else came to power Summer of 2006 Other than ICU?
Hadaan Qiimeyno Nimanka Hadeer Qabsadeey (Islamic Courts Union.) Summer 2006
Qabuuro Ineey Badshaan Qasaadkoodu (Islamic Courts Union) Summer 2006
Qabiila Hogaaminti Qaranimo Uu qobaa!! (Hawiye)
Hadaan Qiimeyno Nimanka Hadeer Qabsadeey (Islamic Courts Union.) Summer 2006
Qabuuro Ineey Badshaan Qasaadkoodu (Islamic Courts Union) Summer 2006
Qabiila Hogaaminti Qaranimo Uu qobaa!! (Hawiye)
Re: She Warned Us Of ICU Al Shabaab Summer Of 2006
The ICU were Not Qabiil but Somaali oo Dhaan!!
Abdulaahi Yusuf was Leading Qabiil for most of his life!! the only president oo Qabiil isaago Ceeynaya laa Dubaay!!
About the TFG!!
Hadaan Qiimeyno Nimanka Hadeer Qabsadeey (TFG)
Qabuuro Ineey Badshaan Qasaadkoodu Yahay!!
Qabiila Hogaaminti Qaranimo Uu qobaa!!
Hadeeney Qashuuciin Toowxiid ka eeysan Qiriin!!
Ameeysan Qowmameeynin Khalaadki Horeey Galeen!!
Qamuuska aduunka Maxaa loogu Qarahaya?????

- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Question?
Somali baan ahay umadaha lasimanooo..this is the best somalinimo gabay. Jaamac kadiyeThe_Emperior5 wrote:
this is the best somalinimo gabay

Emperior is it true inu marmar ku tufu idoorka gabayadiisa, that is what i heard?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: She Warned Us Of ICU Al Shabaab Summer Of 2006
Jamac kediye is indeed a good poet . idinku ma gabaydan eeh waad buranburtan lol.. no I have never heard a gabay him dissing clans.. maybe with in dhulos caaday u leeyihin inay iyaku gudaha isku gabayan lakin not Iidoorka .
- Pirate Nayaa
- SomaliNetizen
- Posts: 633
- Joined: Sun Sep 27, 2009 7:00 am
- Location: [img]http://images.zaazu.com/img/zip-zip-animated-animation-smiley-emoticon-000408-large.gif[/img]
Re: Question?
The_Emperior5 wrote:
this is the best somalinimo gabay
.
he looks like 50cent
- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: She Warned Us Of ICU Al Shabaab Summer Of 2006
The_Emperior5 wrote:Jamac kediye is indeed a good poet . idinku ma gabaydan eeh waad buranburtan lol.. no I have never heard a gabay him dissing clans.. maybe with in dhulos caaday u leeyihin inay iyaku gudaha isku gabayan lakin not Iidoorka .

gabayaasha MJ ah waxaa ka mid ah sultan keenadiid, aw muuse, cali cilmi afyare, khaliif sh maxamuud (wuxuu u gabyi jiray ssdf), xassan daahir iyo cabdi faarax, cali sharmaake iyo walaalkiis xaaji cusmaan sharmaake, muuse islaan aaden. They are unkwown because they don't do clan-bashing in their gabays, waxay ka gabyaan wax caan ah oo nolosha quseeso
silsilada halacdheere waxaa bilaabay MJ

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: She Warned Us Of ICU Al Shabaab Summer Of 2006
abdalla11 wrote:The_Emperior5 wrote:Jamac kediye is indeed a good poet . idinku ma gabaydan eeh waad buranburtan lol.. no I have never heard a gabay him dissing clans.. maybe with in dhulos caaday u leeyihin inay iyaku gudaha isku gabayan lakin not Iidoorka .dumarkeena aad bay uburaanburan, like no one else
![]()
gabayaasha MJ ah waxaa ka mid ah sultan keenadiid, aw muuse, cali cilmi afyare, khaliif sh maxamuud (wuxuu u gabyi jiray ssdf), xassan daahir iyo cabdi faarax, cali sharmaake iyo walaalkiis xaaji cusmaan sharmaake, muuse islaan aaden. They are unkwown because they don't do clan-bashing in their gabays, waxay ka gabyaan wax caan ah oo nolosha quseeso
silsilada halacdheere waxaa bilaabay MJ
wa sidad sheegtay Majeertenku kama gabyaan arimaha qabilada . marka wa iska useless
dagaaladi hawd way ka maqnayeen mala wagaas wa iska yara khuurinayeen Geel fara badan na ma lahayn reerku , the most well known is khalif sh maxamud oo qabil is yidhi ka gabay hasa yeeshe ku fashilmay

- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: She Warned Us Of ICU Al Shabaab Summer Of 2006
The_Emperior5 wrote:abdalla11 wrote:The_Emperior5 wrote:Jamac kediye is indeed a good poet . idinku ma gabaydan eeh waad buranburtan lol.. no I have never heard a gabay him dissing clans.. maybe with in dhulos caaday u leeyihin inay iyaku gudaha isku gabayan lakin not Iidoorka .dumarkeena aad bay uburaanburan, like no one else
![]()
gabayaasha MJ ah waxaa ka mid ah sultan keenadiid, aw muuse, cali cilmi afyare, khaliif sh maxamuud (wuxuu u gabyi jiray ssdf), xassan daahir iyo cabdi faarax, cali sharmaake iyo walaalkiis xaaji cusmaan sharmaake, muuse islaan aaden. They are unkwown because they don't do clan-bashing in their gabays, waxay ka gabyaan wax caan ah oo nolosha quseeso
silsilada halacdheere waxaa bilaabay MJ
wa sidad sheegtay Majeertenku kama gabyaan arimaha qabilada . marka wa iska useless
dagaaladi hawd way ka maqnayeen mala wagaas wa iska yara khuurinayeen Geel fara badan na ma lahayn reerku , the most well known is khalif sh maxamud oo qabil is yidhi ka gabay hasa yeeshe ku fashilmay
war maxaa ka hadleysaa, see buu ufashilmay?

- ciiseguure
- Posts: 227
- Joined: Mon Jan 22, 2007 10:42 pm
- Location: Beled Weyne
Re: She Warned Us Of ICU Al Shabaab Summer Of 2006
Walaahi she is not MJ or Daarood she is my aunt from Buulaburte and her name is Marian Jaceyl.
Maxeey dadku u sheegtaan qof eeysan aqoon u laheyn.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2271
- Joined: Mon May 09, 2005 2:12 am
- Location: Burtinle, Nugaal
Re: She Warned Us Of ICU Al Shabaab Summer Of 2006
MJ waligood qabyaalad laguma ciilin, waxaa gabya ninkii ciil hayo oo ay ku foorarto.The_Emperior5 wrote:abdalla11 wrote:The_Emperior5 wrote:Jamac kediye is indeed a good poet . idinku ma gabaydan eeh waad buranburtan lol.. no I have never heard a gabay him dissing clans.. maybe with in dhulos caaday u leeyihin inay iyaku gudaha isku gabayan lakin not Iidoorka .dumarkeena aad bay uburaanburan, like no one else
![]()
gabayaasha MJ ah waxaa ka mid ah sultan keenadiid, aw muuse, cali cilmi afyare, khaliif sh maxamuud (wuxuu u gabyi jiray ssdf), xassan daahir iyo cabdi faarax, cali sharmaake iyo walaalkiis xaaji cusmaan sharmaake, muuse islaan aaden. They are unkwown because they don't do clan-bashing in their gabays, waxay ka gabyaan wax caan ah oo nolosha quseeso
silsilada halacdheere waxaa bilaabay MJ
wa sidad sheegtay Majeertenku kama gabyaan arimaha qabilada . marka wa iska useless
dagaaladi hawd way ka maqnayeen mala wagaas wa iska yara khuurinayeen Geel fara badan na ma lahayn reerku , the most well known is khalif sh maxamud oo qabil is yidhi ka gabay hasa yeeshe ku fashilmay
waxaa noogu darnaa waagii SSDF waxaana soo baxay Khaliif Sh. Maxamed. gabayadiisana run bey noqdeen oo Iidoorka siduu saadaaliyay ayaa loo galay
Iidoor marduuf qaad ah helay, waa majnuun falane
Hilib maraq leh iyo roodhi bay, miidsanahayaane
Macna dawladnimo leedahayba, uma muraadaane.
Caynaanshe meeshii la dhigay, haadku malafleeye
Mudadkiisii waa kii dugaag, maalin weyn cunaye
Maskaxdiisii waa tii tukaha, looga dhigay miide.
Nabad bay macaansanahayaan, wawse maan li'iye
Wallee ama Magaalada Berbera, dhiiggu mulacyeeyey
Ama sida mawaashiga ratiga, meere lagu saaryay.
- Narcissistic
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1382
- Joined: Tue Aug 26, 2008 3:31 am
- Location: ...LaLa Land...
Re: She Warned Us Of ICU Al Shabaab Summer Of 2006
What ever she is saying sounds poetic

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 536 Views
-
Last post by *OLIVE OIL*
-
- 16 Replies
- 944 Views
-
Last post by FaultLess
-
- 6 Replies
- 446 Views
-
Last post by sexy-kitten
-
- 28 Replies
- 1057 Views
-
Last post by SNM chick
-
- 5 Replies
- 351 Views
-
Last post by street-thug
-
- 17 Replies
- 1394 Views
-
Last post by <<~tHuGeTt~>>
-
- 17 Replies
- 771 Views
-
Last post by Xplosive_playa
-
- 2 Replies
- 353 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 5 Replies
- 286 Views
-
Last post by Ka darag
-
- 9 Replies
- 1089 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan