Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Thanks sxb.....I will definitely document my experiences inshallah.
PS I won't be leaving until October/ November.....I wanna catch the short rain season....easier to work the soil.
Aniga wax bixintu iguma adka laakiin waxan iska ilaaliyan inaan cid gaara ku xidho , qaraabo asxaab
macaal qoyskayga makala xigsado. Hadba cidii ilaahay ila kulan siiyo baan waxan hayo la wadaaga. Marmar ka qaar anigon qoyskaygaba gaadhin baan qaar kale caawiya. inta qof ee aanan aqoon ee ilaahay wax iga siiyey baa ka badan intan ku talo galay.
Laba group weligay ma dhaafo .qof dhalinyaro ah oo waxbarasho ama shaqo inaad ka saacido kaa codsaday. Iyo qof arrad ama baahi ka muuqato oo aad dariiqa ku aragto.. khasab maaha inad ehelkaaga uun caawiso . Kumanaan kalaa jira. Anigu iskoris baan weligayba ahaa humanity ga baan ka horaysiiya wax isu ahaanshaha. Waayo bini aadam badan baa isoo caawiyey oo aanan aqoon.