Page 3 of 3

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Posted: Thu Mar 05, 2015 5:28 pm
by Rooble90
XimanJaale wrote:Rooble, Ilaahi haku barakeyo. Ignore this dumb drunken idiot, he thrives in Somali conflicts and enjoys to see Somali division. Abti we respect you, and as a Mareeexaan, I'm happy to see how you love your mother and her people. MashaAllah, you are not caasi. The idiot wants you to become caasi.

I Know Abti .. Ilaahey Caasi Nagama Dhigo, adigana Ilaahey Haku Barakeeyo Abti :up: ... I Love My People and InshaAllah I Hope To See Them Unite :up:

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Posted: Thu Mar 05, 2015 6:28 pm
by Substance
A ceasefire and peace deal is signed between Alhusunna and the goverment and hopefully a political solution will follow shortly. :up:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Posted: Thu Mar 05, 2015 6:32 pm
by Substance
Rooble90 :up:

Khalid take your tribal venom elsewhere. This thread is not about ceyr or marexaaan nor does ictiraaf depend on this thread.

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Posted: Thu Mar 05, 2015 6:41 pm
by XimanJaale
MashaAllah good news

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Posted: Fri Mar 06, 2015 5:54 pm
by Cunaaye25
ilaahay qaluubto walaalaha Galgaduud ha isku keeno Ilaahay waxaan uga barinay walaaleheen Reer Galgaduud inuu ka badbaadiyo sharta ay la doonayaan shayaadiinta iyo daneystayaahsa

lacantallah calayk daneystayaasha ka dhex shaqeysta ummada soomaliiyeed

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Posted: Fri Mar 06, 2015 5:58 pm
by FarhanYare
Government isku sheega hore ceasefire wey saxiixeen remember the last standoff between them and Ahlusunnah. They will break this ceasefire again nothing is gonna change.

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Posted: Fri Mar 06, 2015 6:13 pm
by Substance
Gen. Diini visited the IDP who had fleed from the fighting.

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Posted: Fri Mar 06, 2015 6:36 pm
by Cunaaye25
farhaanyare
waa runtaa lakiinse wax walba waa in lagu dhameeyaa wada hadal ....dagaal wax mataro qofwalba na waa ka dharagsanyahey taas
.... inshaa allah khayr ayaanu markaan rajeyney naa soo du'cee

General Diini ilahay hakula garab galo shaqada wanagsan oo aad wadid :up:

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Posted: Fri Mar 06, 2015 8:19 pm
by xiimaaya
Idoorka Khalid wa ibliis iska ilaliya. He wirks for ciifriid by end if the day the shiidan ask him what have you done for me today? As usual he will say today I jambal tuur between Mareexan Iyo ceyir or darood and hawiya iska ilaliya shiidanka. Acudibillah Mina alshidan alrajiim.

Re: Defence Minister General Diini arrives in Guriceel

Posted: Sat Mar 07, 2015 12:08 am
by FarhanYare
Guddiga Ganacsatada iyo odoyaasha shirka uga socdo Magaalada Dhuusamareeb oo ku guuleystay inay aqbalsiiyaan xabad joojin dhex marta ciidamada Dawladda iyo kuwa ASWJ ee dagaaladu ku dhexmareen magaalada Guriceel ayaa la sheegayaa inay caqabad kasoo food saartay dhinaca Dawladda Federaalka Soomaaliya.
2Si loo badbaadiyo shacabka ku barakacay Magaalada Guriceel ee kumanaanka kun ah looguna soo celiyo magaalada ay ka barakaceen waxaa waxgaradkii ka shaqeynayey Xabad joojinta iyo dhexdhexaadinta soo jeediyeen 3 qodob, qodobadaas oo kala ah:-

1- In Xabadda la joojiyo Shuruud la’aan.
2- In Ciidamada Dawladda ee ku sugan xerada Harqaboobe oo 3 KM u jirta magaalada Guriceel ku noqdaan Magaalada Dhuusamareeb oo ay ku taalo xarunta ciidamada qeybta 21-aad.
3- In Ciidamada ASWJ joogaan Magaalada Guriceel oo ay haatanba gacanta ku hayaan ciidamada Dawladuna joogaan Magaalada Dhuusamareeb oo shirka dib u heshiisiinta iyo maamul dhisida goboladda dhexe-na uu ka socdo oo labada ciidana aysan sameynin wax dhaqdhaqaaq milateri ah.
4- In Ciidamada AMISOM ee ku sugan Gobolka Galgaduud ilaaliyaan Xabad joojinta labada dhinac.
5- Intaa kadib in Dawladda iyo ASWJ wada hadlaan.

Masuuliyiinta ASWJ ayaa aqbalay dhamaan qodobadaa balse Masuuliyiinta hogaaminaaya dagaalka ee ka socda Dawladda ayaa sheegay in ciidamadda dib ugu celiyaan Magaalada Dhuusamareeb ka go’do Madaxweyne Hassan Sheikh oo isagu Dagaalka amray.

Madaxweyne Hassan Sheikh, Wasiirka Arrimaha Gudaha Odowaa iyo Cabdikariin Hussein Guuleed oo kasoo jeeda xarakada Damujadiid ayaa hub fara badan oo ay ku jiraan Hoobiyayaal u raray Gobolka Galgaduud si ciidamada Dawladda u joogteeyaan dagaalka ka dhanka ah culimada ASWJ inta kooxda Damujadiid ka gaarayaan hadafkooda ah in shirka ka socda Magaalada Dhuusamereeb uu saameeyo dagaalku markaa kadibna si sahlan u geystaan shirka Magaalada Cadaado si musharaxa kooxda Damjadiid ee Cabdikariin Hussein Guuleed loogu dhawaaqo Madaxweyne, Caasimadda Maamulkana looga dhigo Magaalada Cadaado.


Si kastaba ha ahaatee beelaha Gobolada dhexe ee shirka ugu socdo Dhuusamareeb iyo Culimada ASWJ ayaan dooneyn in shirka dib u heshiisiinta iyo maamul sameynta loo raro Magaalada kale maadaama magaalada Dhuusamereeb amnigeedu sugan yahay ayna joogaan Ciidamada AMISOM.