Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
[quote]Rasaataan ayaa soo bilaabatay shalay gelinkii danbe ka dib markii uu soo baxay warka sheegaya in jagaddii wasiirka gaashaandhiga laga qaaday Col: Bare Aadan Shire Hiiraale, waxana malayshiyaadkani ku hadaaqayaan inaysan raacsanyn dawlada Fs.[/quote]
[quote]Xaalada Magaalada Kismaayo ayaa xalay iyo saaka aheyd mid aad u kacsan, iyadoo Magaaladuna ay ku waabariisatay rasaas aad u xoog badan oo Magaalada oo dhan laga wada maqlayo.
Wararka naga soo gaaraya Magaaladaas ayaa waxa ay sheegayaan in xaalad kacsanaan ay ka jirto Magaalada, tan iyo wixii ka dambeeyay markii shalay xilkii laga qaaday Col. Barre Hiiraale.[/quote]
[quote] Wararka waxa ay leeyihiin xalay ilaa shalay waxaa laga maqlayay gudaha magaalada rasaas inta badan cirka loo ganayay, kuwaasi oo aan la ogeyn sababaha keenay.
Arrintan waxa ay ku soo beegmeysaa iyada oo shalay xilkiisii wasiirnimo laga qaadey wasiirkii gaashaandhiga Barre aaden Shire (barre-Hiiraale).[/quote]
Everybody knows Kismaayo has no terrorists and it is two sides of the TFG who fought. Even if Ethiopia finally decided a Somali government that controls the whole country is good for them(unlike what everone knows right now that they want a divided somalia with equal powers instead of one group becoming powerful enough to control the others like the icu which is why they said kismaayo is internal somali affairs) they could never bomb us. The world knows what is going on in Somalia.