HEESTA CALANKA DALKA SOMALILAND.
Calanyahaw babanayaa
Dhaaxay casuusiyo
Cawlaanka boodhkiyo
Ciiradu ku saarayd
Cuseyb duugi kuu xigay
midabkaagu caawana
Casaan iyo caddaaniyo
Waa cagaarka dooggoo
Caadil magaci lagu dhigay.
Heegan ciidankaagaa
Kaa ilaasha cadawgoo
Culumadaadi diintiyo
Carruurtiyo haweenkaa
Ku salaamay calanyahow.
Cilladdii sal guurtoo
Cilmi iyo aqoonbaa
Caqligii yaboohshoo
Collob gaaxsanaydiyo
Cimilada haboonbaa
Carradii ku baahdoo
Dhalinyaro cuddoon baa
Ku caleemo saartee
Cawri iyo ilba la’aw.
Heegan ciidankaagaa
Kaa ilaasha cadawgoo
Culumadaadi diintiyo
Carruurtiyo haweenkaa
Ku salaamay calanyahow
Cirkii baa da’aayoo
Balliyada camirayoo
Cuudkii baa dhalaayoo
Qawl caaro bixiyiyo
Cosob iyo tigaadiyo
Kob caleen leh joogoo
Caanihii la lulaybaa
Codcodka iyo faarkii
Weelka laga cidaadaa.
Heegan ciidankaagaa
Kaa ilaasha cadawgoo
Culumadaadi diintiyo
Carruurtiyo haweenkaa
Ku salaamay calanyahow.
Waxaa heestan calanka tiriyay Dr: Ibraahim Xuseen "Cirro Suge"
Heesta Calanka SOMALILand
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: Heesta Calanka SOMALILand
Totally cool song.
Translation please.
Translation please.
Re: Heesta Calanka SOMALILand
[quote="Ismahan123"]Totally cool song.
Translation please.
[/quote]
inaadeer ma Qolada Dhaqan celiska u baahan baad aheyd?!!
Translation please.
inaadeer ma Qolada Dhaqan celiska u baahan baad aheyd?!!
Re: Heesta Calanka SOMALILand
Hey Wise..can u post the audio file for the song as well, if u have it.
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: Heesta Calanka SOMALILand
[quote="Mr.Wise"][quote="Ismahan123"]Totally cool song.
Translation please.
[/quote]
inaadeer ma Qolada Dhaqan celiska u baahan baad aheyd?!![/quote]
Define Dhaqan Celis please?
Translation please.
inaadeer ma Qolada Dhaqan celiska u baahan baad aheyd?!![/quote]
Define Dhaqan Celis please?
- Madmadoobe
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1892
- Joined: Fri Apr 06, 2007 1:10 am
Re: Heesta Calanka SOMALILand
Dhaqan celis means fish and chips eating, kronik smoking, diric with no undies wearing young ladies like you ismahan 
Re: Heesta Calanka SOMALILand
[quote="Ismahan123"][quote="Mr.Wise"][quote="Ismahan123"]Totally cool song.
Translation please.
[/quote]
inaadeer ma Qolada Dhaqan celiska u baahan baad aheyd?!![/quote]
Define Dhaqan Celis please?
[/quote]
Emmm you are extreme case of Dhaqan Celis hadaa...
Translation please.
inaadeer ma Qolada Dhaqan celiska u baahan baad aheyd?!![/quote]
Define Dhaqan Celis please?
Emmm you are extreme case of Dhaqan Celis hadaa...
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: Heesta Calanka SOMALILand
[quote="Madmadoobe"]Dhaqan celis means fish and chips eating, kronik smoking, diric with no undies wearing young ladies like you ismahan
[/quote]
where did that come from?
Mr.Wise, You dont know me.
Mr.Wise, You dont know me.
- neocon_2007
- SomaliNet Super

- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: Heesta Calanka SOMALILand
[quote="Ismahan123"][quote="Madmadoobe"]Dhaqan celis means fish and chips eating, kronik smoking, diric with no undies wearing young ladies like you ismahan
[/quote]
where did that come from?
Mr.Wise, You dont know me.
[/quote]
Oh so Ismahan dont wear undies

Mr.Wise, You dont know me.
Oh so Ismahan dont wear undies
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 944 Views
-
Last post by Khalid 5
-
- 0 Replies
- 715 Views
-
Last post by Typhoon
-
- 4 Replies
- 967 Views
-
Last post by BlueBlood
-
- 7 Replies
- 1653 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 3 Replies
- 738 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 12 Replies
- 4181 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 0 Replies
- 1220 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 0 Replies
- 381 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 13 Replies
- 1691 Views
-
Last post by Voltage