Guddoomiyihii degmada H/wadaag oo caawa lagu dilay Muqdisho
Click here to find shabelle news in English
Mogadishu 01, June.07 ( Sh.M.Network) Guddoomiyihii degmada H/wadaag ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho, xilli ay sii kordhayaan dilalka iyo dhaca ka jira caasimadda, iyadoo dilka Mas'uulkaan uu ka dhigayo kii labaad oo ka tirsan maamulada degmooyinka gobolka Banadir oo lagu qaarjiyo Muqdisho 72 dii saac ee la soo dhaafay.
Sida ay shabelle u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah, Abaarihii 6:25 Pm ayay aheyd markii kooxo dabley ah oo tiradooda lagu sheegay 3 ay toogasho ku dileen Marxuum Xasan Fareey oo ah gudoomiyaha degmada H/wadaag, xilli uu ka soo baxay masjid uu ku dukaday salaadii Maqrib.
Goobjoogayaasha ayaa waxa ay intaasi ku dareen in kooxihii falkaan geystay ay ka baxsadeen halkaasi.
Meydka Marxuumka ayaa waxaa halkaasi ka soo qaaday dad ehel la ah, iyadoo markii dilka dhacay ka dib ciidamo dowladda ka tirsan ay isku gadaameen halkaasi.
Arbacadii la soo dhaafay ayay aheyd markii taliyaha nabad sugidda degmada X/weyne kooxo aan la garaneyn ay toogasho ku dileen xilli uu ku guda hirey howlihiisa shaqo.
Tan iyo markii magaalada Muqdisho ay gacanta ku dhigeen ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Ethiopia ayaa waxaa ku soo badanayay caasmadda dilal kala duwan oo loo geysanayo dad rayid ah.
BREAKING NEWS Guddoomiyihii degmada H/wadaag killed
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1255 Views
-
Last post by hometown-hottie
-
- 2 Replies
- 468 Views
-
Last post by original dervish
-
- 7 Replies
- 1061 Views
-
Last post by kkk47
-
- 1 Replies
- 1073 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 15 Replies
- 1731 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 0 Replies
- 352 Views
-
Last post by SunFromNorth
-
- 20 Replies
- 2300 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 0 Replies
- 850 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 113 Replies
- 6676 Views
-
Last post by Hyperactive