Ina Biixi says "“Aniga halkan caawa [xalay] hadal iigama furna, waayo taariikhda halgankii waa lagu kala mudan yahay oo waqtigii uu dhacay hawlgalkii Burco-duuray anigu SNM maan joogin, waxana iga mudan raggii hawlgalkii ka qaybqaatay iyo kuwii galay hawlgalladii buuraha ee 1984-kii, sidaa darteed waxa habboon in laysku ixtiraamo oo laysku qadariyo halgankii dhaliyey xorriyadda Somaliland ee aynu maanta hadhsanayno.”"
Of course, when the Qamaamuurta Habaryoonis ee magaca weyn lihi meesha lagaga hadlaayo, the small timers had to duck out.
Martyr's DAY (17ka October), waa maalintii u mujaahidkii 10xiniinyolaha ahaa ee Mohamed Xaashi Lixle ku shahiiday dagaalkii qadhaadha ee banaanka Burco Duurey iyo SNM foooda isku dareen. Dagaalkaas oo SNM laga quwad iyo tiro badnaa 30-to-1 ratio, ayaa hadana mujaahidku Lixle wuxu halkaa ka dhigay wacdaro ilaa uu dhiigbax ugu shahiiday isagoo wali dagaalamaaya.
Maalintii u dhintay waxa BBCdu waraysatay Ahmed Silaanyo oo waxay waydiisay "Maanta waxa idinka dhintay Mohamed Xaashi Lixle, halkee ayuu halgankiinu ku danbeynaya?". Ahmed Silaanyo replied "Ilaahay janadii fardowsa ha u nuuriyo mujaahidka naga dhintay, laakin SNM waa wada Lixle". 8)
Mujaahid Lixle oo ahaa hogaamiyihii garabkii hubaysnaa ee ugu horeeyey ee SNM mudodii 3da sano ahayd ee u hormoodka u ahaa SNM waxay gaadhay guulooyin noqday kuwo foundation u noqda guulo badan oo dabadii gaadho. Mujaahid Lixle nin aan fadhiisan ayuu ahaa oo socod uun ku jira, markuu frontka ka soo laabto oo group ku soo celiyo xarunta SNM, wuxu isla markiiba kaxayn jiray group kale oo frontta gayn jiray, inta yar ee xarunta joogana wuxu wakhtigiisa siin jiray inuu taba bar siiyo dhalinta ku jirtay schoolka tababarka ee SNM. Nin dhinac walba ka kaamil ah ayuu ahaa.
Waxa wax aad loogu farxo ah in maanta loogu magacdaray Halgankii SNM maalintii u shahiiday.
SNM 17.Oct.1984 - Dagaalkii Burco-Duurey (Ina Biixi ducks ou
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super

- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: SNM 17.Oct.1984 - Dagaalkii Burco-Duurey (Ina Biixi ducks ou
kun-dile
check this site out saaxib
http://www.halganews.com//content/view/3554/333/
snm heroes for life 8)
kundile
the snm werent just HY
check this site out saaxib
http://www.halganews.com//content/view/3554/333/
snm heroes for life 8)
kundile
the snm werent just HY
Re: SNM 17.Oct.1984 - Dagaalkii Burco-Duurey (Ina Biixi ducks ou
Mujaahidiintu waa badantee, sida Ina Biix sheegay, waa in sida loo kala qamaamuursanyay loo kala danbeeyo.
Mujaahidka labaad ee Lixle ku xigaa waa Mujaahidkii ilaa yaraantiisi dagaalka iyo xarbiga ku soo jiray, waa Mujaahid weynaa ee Mohamed Cali.
Mujahed Mohamed Cali waa ninka ka dagaal galay dagaalkii Egypt iyo Israel. Markii uu soo noqday wuxu la kulmay dagaalkii Somalida iyo Xabashida. Wuxu ku biiray jabhadii Xoreynta Somali Galbeed. Wuxu ka qayb qaatay oo ku biiray jabhadii SSDF. Wuxu 1982kii noqday mujaahidiin asaasay SNM garabkiisi hubaysnaa.
Mujaahid Mohamed Cali oo hogaamiye u ahaa garabkii hubaysnaa ee SNM ( Madiina ) wuxu ku shahiiday dagaalkii Cadaadlay lagu jabiyey Faqashta ee SNM ku soo furatay xeradii Cadaadley. Xeradii Cadaadley waxay ahayd xarunta ugu wayn ee saadka iyo hubka Faqashta lagu kaydiyo. Qabasha Cadaadley waxay sahashay in SNM ka haqab beesho hub iyo saanad wixii ay u baahnayd oo dhan.

- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: SNM 17.Oct.1984 - Dagaalkii Burco-Duurey (Ina Biixi ducks ou
Not only did Isakhs lose a brave warrior but all somalis from everywhere should be saddened that such brave soul , with incredible leadership, determination and motivational drive to stare fear itself in the eye comes around at once. You just have to reas stories about him to believe it.
Maxamed Xashi Lixle-symbol of H/yonis warrior that all isaqs should appriciate about us.
- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: SNM 17.Oct.1984 - Dagaalkii Burco-Duurey (Ina Biixi ducks ou
Kun dile,
who was Ibrahim koosaar?
Phd,
Abdi haybe lanbad the ciise muse comedians' dad is in there...his pic is on the lower right of that page..the old man with the glasses he was colonel in Siyad Barre army.
who was Ibrahim koosaar?
Phd,
Abdi haybe lanbad the ciise muse comedians' dad is in there...his pic is on the lower right of that page..the old man with the glasses he was colonel in Siyad Barre army.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 505 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 1 Replies
- 825 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 19 Replies
- 2345 Views
-
Last post by accident
-
- 9 Replies
- 1653 Views
-
Last post by Hennystreak
-
- 2 Replies
- 677 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 15 Replies
- 1430 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 14 Replies
- 1490 Views
-
Last post by Moderately2Wise
-
- 22 Replies
- 1127 Views
-
Last post by LADY_TRIGGER
-
- 4 Replies
- 503 Views
-
Last post by Mr Bill
-
- 2 Replies
- 333 Views
-
Last post by Moguul21