Banaanbax lagu taageerayo ciidamada qaranka iyo dadweynaha gobolka sool ayaa lagu qabtey degmada Dilla ee gobolka Awdal Banaanbaxaasi oo ay ka soo qayb galeen dadweyne isugu jira golaha deegaanka degmada Dilla salaadiin ,cuqaal, ururada bulshada , ardayda Deegaankaasi.
Gudoomiyaha Degmada Dilla mudane Daahir cabdi badde ayaa sheegay in ay degmada Dilla ugu deeqday 400 jawaan oo hadhuudhka {why not qamandi
Gudoomiyahu wuxuu sheegey in ay Ciidamada qaranka dadweynaha degmada Dilla hiil iyo hooba ay la garab taagan yihiin ciidamada qaranka
Cuqaasha iyo hooyooyinka ayaa iyaguna taageero halkaasi ka soo jeediyay .
