Xamar is a messed up place...pics
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3226
- Joined: Fri Apr 27, 2007 9:25 pm
- Location: Greater Majeerteeniya
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xamar is a messed up place...pics
xammar will be never peacfull i told u before
hawiye na waligood dagaal joogiin mayaan
hawiye na waligood dagaal joogiin mayaan
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1996
- Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
- Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!
Re: Xamar is a messed up place...pics
Hawiye will be humiliated until they stop this(serving warlords)and they start supporting ICU 100% and they fight with their soul and wealth jihad against the invaders. May Allah destroy Hawiye and darod.And make the minority (with persian/portugese/arab blood)living in somalia their succesors.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Xamar is a messed up place...pics
[quote="The_Emperior5"]xammar will be never peacfull i told u before
hawiye na waligood dagaal joogiin mayaan[/quote]
bal inaad nacas tahay markaad dhaheyso xamar nabad noqon meeyso. 6dii bilood maxaakiimta xamar ilaa kismaayo waxay aheeyd meesha SOMALIA ugu nabadgelyada wanaagsan 100% nabad xamar.
yaa MAANTA xamar qasaya ma HAWIYE ayaa qasaya jawaabtu waa maya.
waxaa qasaya waa ETHIOPIA 70 000 CIIDANKA qalabka sida ETHIOPIA AYAA duulaan ku soo qaaadey xamar, sababta kaliya xamar u nabadoobi weeyday waa ETHIOPIA waagii hore qabqablayaasha ayey HUB IYO LACAG SIIN JIREEN si ay u qasaan xamar. markii qabqablayaashii leeyska dul qaadey CIIDANKA ETHIOPIA MAREYKANKA TAAGEERAAYO ayaa xamar yimid qas ka bilaabey.
BAQDAAD sababta ay u nabadoobi weeysay maaha dadka ciraaq ee waa GAALADA MAREYKANKA KU SOO DUUSHEY.
XAMARNA dagaalada waxaa ugu wacan GAALKA TIGREEGA ETHIOPIA ku soo duuleey ee maaha HAWIYE.
WAX BARO IDIOT The_Emperior5.
MAGAALO GAALO TIGREE 70000 KU SOO DUULEEN MAXAAD KA FILEYSAY AAN AHEEYN IN LALA DAGAALAMO GAALADA.
hawiye na waligood dagaal joogiin mayaan[/quote]
bal inaad nacas tahay markaad dhaheyso xamar nabad noqon meeyso. 6dii bilood maxaakiimta xamar ilaa kismaayo waxay aheeyd meesha SOMALIA ugu nabadgelyada wanaagsan 100% nabad xamar.
yaa MAANTA xamar qasaya ma HAWIYE ayaa qasaya jawaabtu waa maya.
waxaa qasaya waa ETHIOPIA 70 000 CIIDANKA qalabka sida ETHIOPIA AYAA duulaan ku soo qaaadey xamar, sababta kaliya xamar u nabadoobi weeyday waa ETHIOPIA waagii hore qabqablayaasha ayey HUB IYO LACAG SIIN JIREEN si ay u qasaan xamar. markii qabqablayaashii leeyska dul qaadey CIIDANKA ETHIOPIA MAREYKANKA TAAGEERAAYO ayaa xamar yimid qas ka bilaabey.
BAQDAAD sababta ay u nabadoobi weeysay maaha dadka ciraaq ee waa GAALADA MAREYKANKA KU SOO DUUSHEY.
XAMARNA dagaalada waxaa ugu wacan GAALKA TIGREEGA ETHIOPIA ku soo duuleey ee maaha HAWIYE.
WAX BARO IDIOT The_Emperior5.
MAGAALO GAALO TIGREE 70000 KU SOO DUULEEN MAXAAD KA FILEYSAY AAN AHEEYN IN LALA DAGAALAMO GAALADA.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xamar is a messed up place...pics
cabdilahy yusuf iyo soo adigu maad soo doorran
maxakiim iyo waxaas iska daa
adiga soo doortay tfg in kenya goormad ilawday

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Xamar is a messed up place...pics
[quote="The_Emperior5"]hawiye na waligood dagaal joogiin mayaan[/quote]

- QansaGabeyle
- SomaliNet Super
- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Xamar is a messed up place...pics
[quote] Albaabkii saldhigga degmada H/wadaag oo dhalinyaro careysan ay wataan[/quote]
Ma careysan yihiin misa tuugnimo ayaa u gayse inay xadaan albaab?
Ma careysan yihiin misa tuugnimo ayaa u gayse inay xadaan albaab?

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Xamar is a messed up place...pics
[quote="The_Emperior5"]cabdilahy yusuf iyo soo adigu maad soo doorran
maxakiim iyo waxaas iska daa
adiga soo doortay tfg in kenya goormad ilawday
[/quote]
The_Emperior5 waraa bal fiiri inaadan waxba la socon HAWIYE ma dooran abdulahi yusuf. aan kuu sharaxo sida uusan hawiye u dooran abdulahi yusuf.
baarlamaanka doortey abdulahi yusuf waa sidan
DAROOD 61 MEMBERS
HAWIYE 61 MEMBERS
DIR(including isak) 61 MEMBERS
RAXANWEEYN 61 MEMBERS
OTHERS 31 MEMBERS
isku dar waaa 275 xubnaga baarlamaanka SOMALIA imbigaati
bal inaadan caqli laheeyn HAWIYE waa only 61 members sidee ayey MAJORTY ku noqon karaan 61 members oo ay madaxweyne ku dooran karaan? jawaabtu waa sina.
HAWIYE 95% waxay doorteen first round ABDULAHI QAASIM 22 QANYARE 10
CADOOW 29.
HAWIYE CODKIISA wuxuu wada siiyey second roundkii 95% dr abdulaahi cadoow
marka yaa doortey abdulahi yusuf??
digil mirifle 61memberkooda 59 ka mid ah waxay codkooda siiyeen abdulahi yusuf
DIR WAQOOYI+DIR KOONFUREED codkooda waxay MAJORTY 90% siiyeen abdulahi yusuf
DAROOD ayaaba ugu roonaa abdiqasim in baddan codkooda siiyey laakiin even majorty daroods 60% waxay u codeeyeen ABDULAAHI BIIJO.
OTHERS dhamaantood waxay u codeeyeen abdulahi yusuf.
The_Emperior5 marka ABDULAAHI BIIJO ma aysan dooran hawiye ee waxaa MAJORTY u codeeyey ISAAK(DIR SOUTH) darood DIGIL MIRIFLE AND OTHERS ayaa doortey. waana ay ka cod baddan yihiiin HAWIYE WAAYO hawiye HADE ONLY 61 MEMBERS against more than 200 members HAWIYE aheeyn ayaa codka siiyey abdulahi biijo.
marka The_Emperior5 ´hawiye ma dooran adeerkaa carabka aad isla tihiin ee mr biijo. adiga iyo tuugada axmaarada laaluushka siiyeen ayaa dooratey.
maxakiim iyo waxaas iska daa
adiga soo doortay tfg in kenya goormad ilawday

The_Emperior5 waraa bal fiiri inaadan waxba la socon HAWIYE ma dooran abdulahi yusuf. aan kuu sharaxo sida uusan hawiye u dooran abdulahi yusuf.
baarlamaanka doortey abdulahi yusuf waa sidan
DAROOD 61 MEMBERS
HAWIYE 61 MEMBERS
DIR(including isak) 61 MEMBERS
RAXANWEEYN 61 MEMBERS
OTHERS 31 MEMBERS
isku dar waaa 275 xubnaga baarlamaanka SOMALIA imbigaati
bal inaadan caqli laheeyn HAWIYE waa only 61 members sidee ayey MAJORTY ku noqon karaan 61 members oo ay madaxweyne ku dooran karaan? jawaabtu waa sina.
HAWIYE 95% waxay doorteen first round ABDULAHI QAASIM 22 QANYARE 10
CADOOW 29.
HAWIYE CODKIISA wuxuu wada siiyey second roundkii 95% dr abdulaahi cadoow
marka yaa doortey abdulahi yusuf??
digil mirifle 61memberkooda 59 ka mid ah waxay codkooda siiyeen abdulahi yusuf
DIR WAQOOYI+DIR KOONFUREED codkooda waxay MAJORTY 90% siiyeen abdulahi yusuf
DAROOD ayaaba ugu roonaa abdiqasim in baddan codkooda siiyey laakiin even majorty daroods 60% waxay u codeeyeen ABDULAAHI BIIJO.
OTHERS dhamaantood waxay u codeeyeen abdulahi yusuf.
The_Emperior5 marka ABDULAAHI BIIJO ma aysan dooran hawiye ee waxaa MAJORTY u codeeyey ISAAK(DIR SOUTH) darood DIGIL MIRIFLE AND OTHERS ayaa doortey. waana ay ka cod baddan yihiiin HAWIYE WAAYO hawiye HADE ONLY 61 MEMBERS against more than 200 members HAWIYE aheeyn ayaa codka siiyey abdulahi biijo.
marka The_Emperior5 ´hawiye ma dooran adeerkaa carabka aad isla tihiin ee mr biijo. adiga iyo tuugada axmaarada laaluushka siiyeen ayaa dooratey.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xamar is a messed up place...pics
sxb isaaq is not in tfg isaaq wa kuwa somaliland jooogaan
if isaaq came isaaq woult want his kursi uu hawiye iyo darood ama isaaq leeg
diir iyo waxa daroodka maskaxda idinka toshay isaaq wa diir
barlaaman may soo doorren
sxb 4.5 intan la sameyen sootii qanyare iyo suudi iyo m dhere suutii lacag la siiyee
suutii la iibsaday nimanki uu cabdilahay yusuf ka doortay inadeerkoood cadow
yaad ka dhadhiicinaysa arimiahaas
sxb
hawiye tfg sooo doortay maanta tfg baanu la dagaalmayna geedii uu hogaanku ugu sareyo hawiye uu haya

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 1110 Views
-
Last post by Kofianan
-
- 33 Replies
- 2729 Views
-
Last post by Murax
-
- 22 Replies
- 2371 Views
-
Last post by OliveOil
-
- 0 Replies
- 598 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 10 Replies
- 150 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 59 Replies
- 4652 Views
-
Last post by Kolombo
-
- 19 Replies
- 2032 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 35 Replies
- 176 Views
-
Last post by Sagaashan
-
- 1 Replies
- 745 Views
-
Last post by Gedo_Boy