Kadib kulamo adag oo uu Ra'iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi Magaalada Nairobi kula qaatay waxgarad, siyaasiyiin iyo aqoonyahano ka soo jeeda Beeshiisa ayuu aaqirkii dambe ku qanciyay in 2009-ka uu isu soo taagi doono Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.
Beesha Cali Geeddi oo aad uga carootay is casilaadiisii ayaa la sheegay in ay weydiisa sababtii uu isu casilay iyo waxa keenay in xilligan uu tanaasulo, bacdamaa beeshiisu ku faantay in ay Muqdisho oo ah Caasimadii Soomaaliya ay leedahay, awood ballaaran ay ku leedahay.
http://www.mareeg.com/news.php?sid=3742
He is fooling the people to support him because apparently he will be the president of the puppet regime in 2009
This means, the Ethiopian occupation will most definetly be prolonged, since Washington wants to place a divided, dependent, weak Somalia under Ethiopian overlordship. In this they have clearly chosen A.Yusuf and his group, since throughout history Northeastern people have shown how ''patriotic'' they are by selling Somali lands and interest to foreign powers.
To Mudulood people:
The Traitor Geedi has already misled a small group, do not allow him to mislead again this small group.
Fool me once, shame on you; fool me twice, shame on me.
Death to Traitors!
