Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages on.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages on.

Post by Adan*5 »

It started wit IEDs and mortars early,,but changed to face to face battle that still getting heavier..Now the invaders and their puppets are laying dead every where in Mogadishus streets..they have been killed in large numbers today



Dagaal lagu riiqmay oo wali ka socda Muqdisho ciidamdii cusbaa oo laga dhigay kuwa carara iyo kuwa dhintay caawa
Muqdisho
Dagaal aad u qaraar leysukuna habeensaday ayaa ka socda inta u dhaxeysa Xerada Guulwadayssha ilaa iyo Shiirkolaha iyadoona dagaalka uu ka socda dhowr jiho oo aan sidaa u kala fogeyn.

Isku horimaadka oo caawa ah mid siweyn loogu riiqay ciidamadii Soomaalida Itoobiyada ahaa Gabaadkana u ahaa kuwa Itoobiyaanka iyadoona wali la maqlaya huganka madaafiicda aan loomeyl dayeynin ay ridayaan ciidamada Itoobiy.

Jidadka laga soo gala shiirkolaha waxaa yaalo meydad la bisan dharka Itoobiyaanka oo Soomaali ah waana dagaalkii ugu waqtiga dheeraa ka socda xiligaan Muqdisha


Ciidamada Itoobiya ma sameyn wax gurmad ah marka laga reeba mdaafiic ay ku garacayaan xaafadaha dadka rayidka dagan yihiin

Si kastaba ha ahaatee waxaa laba wiig oo kaliyaha ka harsan tahay waqtigii ay qabsadeen ciidamada cadowga Soomaaliyeed ee Itoobiya kuwaas oo aan sameyn xataa hal taako oo amaan ah marka laga reebo in ay sameyeen Barakicin dhac Dil iyo kufsi taasoo lagu yaqaano dad qabsaday dal aysan kala dhaxeyn dhaqan iyo Diiin
Last edited by Adan*5 on Wed Dec 12, 2007 5:17 pm, edited 1 time in total.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages....

Post by COSTA »

Kumbaya, my Lord, kumbaya
Kumbaya, my Lord, kumbaya
Kumbaya, my Lord, kumbaya
O Lord, kumbaya

Someone’s laughing, Lord, kumbaya
Someone’s laughing, Lord, kumbaya
Someone’s laughing, Lord, kumbaya
O Lord, kumbaya

Someone’s crying, Lord, kumbaya
Someone’s crying, Lord, kumbaya
Someone’s crying, Lord, kumbaya
O Lord, kumbaya Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages....

Post by Adan*5 »

costa what faen er det med deg?
User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages....

Post by Adan*5 »

More details ..Victory to the somali people...Allahu Akbar

Xoogaga Muqaawamada soomaaliyeed oo caawa weeraradii ugu cuslaa in mudo ah ku qaaday fariisimo kala duwan oo ku yaalo M/Muqdisho.

Beerdhiga 12.12.2007 20:14

Xoogaga muqaawamada soomaaliyeed ayaa caawa weeraradii ugu kululaa in mudo ah ku kala qaaday fariisimaha kala ah:-
1) wasaaradii hore ee gaashaan dhiga oo ay deganyihii ciidamada gumeysiga Itoobiya.
2) Warshadii hore ee Baastada oo ay iyadana deganyihiin ciidamada gumeysiga.
3) Guriga Maareeyaha Dekada Muqdisho
4) Shineemo Shiirkolle.
5) Guryihii hore ee Saraakiisha
6) Dabka
7) iyo Xaruntii hore ee guul wadayaasha

ilo xog ogaal ah oo ku dhadhaw xoogaga muqaawamada ayaa Beerdhia u xaqiijiyay in abaare 07:30 fiidnimo ee caawa xiliga magaalada muqdisho ay xoogaga muqaawamada soomaaliyeed weeraro qorshaysan ku qaadeen fariisimaha kala ah:- guryihii hore ee saraakiisha,shineemo shiirkolle,oo dhamaantood xalay la soo dajiyay ciidamo lagu soo tabo baray itoobiya isla markaana tiradooda lagu qiyaasay 700 askari, laguna keenay 80 baabuur oo ah nooca loo yaqaano “waaraadka”.

Dhinaca kale Abaarihii 08:20 fiidnimo xiliga magaalada Muqdisho ayaa waxa ay xoogaga muqaawamada soomaaliyeed weerar Madaafiic oo ah nooca loo yaqaano B10 ay ku garaaceen Warshadii hore ee Baastada.

Sidoo kale Cutubyo ka tirsan xoogaga muqaawamada soomaaliyeed ayaa dagaalk ka fool ka Fool ah ku qaaday wasaaradii hore ee gaashaandhiga kaas oo la sheegay in uu ahaa mid kulul isla markaana la isku adeegsanayay hubka cul-culus iyo waliba qoryaha kale ee sida daran dooriga u dhaca.

Isla wakhtigaasi ayay qeybo ka mid ah guutooyinka Xoogaga muqaawamada soomaaliyeed ay weerar qorshaysan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ay ku qaadeen guriga Maareeyaha Dekada Muqdisho Cabdi Jiinoow oo ku yaala Xaafada Juungal ee magalaada Muqdisho.

Dhinaca kale ciidamada gumeysiga itoobiya ayaa ku garaacay qeybo badan oo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho madaafiic aan loo meel dayin taas oo aan illaa iyo hadda la sheegi karin khasaaraha dhabta ah oo ka soo gaaray dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan.

Sidoo kale Lama sheegi karo illaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ah ee caawa soo gaaray ciidamada gumeysiga Itoobiya iyo kuwa DFKMG ah ee la shaqeeya, balse waxaa la filayaa in ay jiri karaan khasaarooyin naf iyo maalba leh oo aad u culus.

Dhamaan weeraradan ayaa ku soo beegmaya iyada oo ay Xoogaga Muqaawamada Soomaaliyeed dar dar galiyeen weeraradooda qorshaysan iyo qaraxyadooda kala duwan ee ay la beegsanayaan ciidamada gumeysiga itoobiya ee ku kala sugan qeybo ka mid ah gobolada dalka soomaaliya.
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages....

Post by Alchemist »

Allahu akbur... Cool

The people of Xamar have endured 17 years of constant battles, it will take much more than Xabashis to capture their city..
Emperor_kuzco
Posts: 156
Joined: Sun Dec 09, 2007 6:21 pm

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages....

Post by Emperor_kuzco »

Some people confuse imbecility for humor.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages on.

Post by xoogSADE14 »

Adan

When are you going to Xamar to join the "jihaad"? Don't you want a first class ticket to heaven?
User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages on.

Post by Adan*5 »

[quote="xoogSADE14"]Adan

When are you going to Xamar to join the "jihaad"? Don't you want a first class ticket to heaven?[/quote]


whats first class ticket to heaven Confused
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages on.

Post by xoogSADE14 »

Well since this is a "jihaad" if you die fighting you'll get to heaven right?
User avatar
biko
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9077
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: just right the corner.

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages on.

Post by biko »

i find tigre sense of humour tedious!
User avatar
Adan*5
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 644
Joined: Sat Nov 24, 2007 11:18 am
Location: Geeska Afrika

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages on.

Post by Adan*5 »

When I go to Xamar and how I contribute to this struggle is non of your business,aight?if you wanna about Jihad ,go and research,anigu nac nac uma baahni Arrow
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages on.

Post by LiquidHYDROGEN »

Same shit, Different day.
User avatar
Advocatar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9940
Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages on.

Post by Advocatar »

Viva The Fighters of Xamar.............kill the xabash one by one, I going to release large amount of dove tonight!!
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages on.

Post by xoogSADE14 »

Biko

Are you saying that as a Dj citizen or as an Isaaq person?

Adan

Maalin walba meeshaan baad "waxbaan garaacnay" lasoo taagantihiin welina waa la'idin saaranyahee hadalku ha yaraado dagaalkuna ha badnaado mooryaan yahay.
User avatar
biko
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9077
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: just right the corner.

Re: Mogadishu residents join the fight,,13 hour battle rages on.

Post by biko »

i dont know?

that depend on your state of mind. if its isaq-hating day then i guess am saying it as an isaq.

but if you still feel tigre and dabadhilif loyalty above anything else, then as a djiboutian.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”